Wadaad kirishtaan oo ilmo lagu qabtay dalka UK

Wadaad kirishtaan oo ilmo lagu qabtay dalka UK
Boolska dalka Uk ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin wadaad kirishtaan ah oo ilmo badan ku xadgubay oo kufsaday ninkaas wuxuu ahaa mid dhiintay maanta ayaa lagu qabtay garoonka dayuuradaha dalkaas wuxuu fakad ahaa 5 sano.
raga wadaada baadariga lagu magacaabo waxay sheegtaan inuu guurka u banaanayn iyadoo sidaas ay tahay naagaha ayay si qorsoodu ku fuulkaan, waxayna u badan yihiin ilmaha yaryar inay u galmoodaan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post