Afar guursade maxaa looga baahan yahay eeg

Afar guursade maxaa looga baahan yahay eeg
Raga badankooda waxay guursadaan hal naag laakin waxaad arkaysaa qof guursanaya labo ama sedex ama afar, marka hore waa inaad ogaataa diinta islaamka inay fasaxday afar in la guursan karo laakin marka la fasaxay afarta ma aha in layska guursan karo oo artinta ay tahay cadaalad la'aan iyo cayaar, waxaa loo fasaxay qofka marka hore cadaalad sax ah u samayn karo cadaaladaas jacaylka ma soo galayo laakin wax kasta jacayl aan ahayn waa soo galayaa, dad baa waxay u guursadaan naagta labaad ama sedexaad inay ku xanuujiyaan naagta kale ee kama ah inuu si wanaagsan u guursaday.
ninka naag labaad raba ama sedexaad ama afaraad waxaa laga doonayaa inuu noqdo qof cadaalad iyo sinnaan kula dhaqmayo dumarka uu qabo eex iyo dulmi waa inuu iska ilaaliyaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post