Cayayaankan haku taabanin gacantaada haddii aad aragto

Cayayaankan haku taabanin gacantaada haddii aad aragto
Cayayaankan haddii gurigaaga aad ku aragto si dhaqsi uga saar hana ku taaban gacantaada waa cayayaan sun ah wuxuu keenayaa cudur xasaasi ah oo geeri sababi kara, wuxuu la bah yahay kaneecada wuxuu ka quutaa dhiigga nafleyda wuxuuna ku nool yahay buuraha iyo meelaha baadiyaha ah, meesha uu taabto aad bay u bararaysaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post