Gabar nin tuug ah kufsanaysay muddo 3 maalmood

Gabar nin tuug ah kufsanaysay muddo 3 maalmood
Tuug la xoogay sheeko yaab leh ayaa ka dhacday dalka ruushka kaas oo ah naag inay xoogto ama kufsato nin, taas waa wax caqliga ka baxsan oo lala yaabo runtii wuxuu sheegay websiteka mosco news ee ruusha laga leeyahay  booliska dalkaas aad bay u yaabeen marka ay ogaadeen in Faliria Kay oo jirta 32 sano inay xoogtay 10 nin  marka ay cabseeyay wax lagu waayo miyirka naagtaas oo lagu magacaabo carmasha madooban jacaylka ay u qabto caarada dartii waxay u muujinaysaa raga inay jeceshahay markaas ayay u kaxaysanaysaa gurigeeda, waxay siinaysaa cabitaan oo miyirka qaadaya 24 saacadood markaas ayay dharka ka dhigaysaa ninka oo ay kufsanaysaa, sagaal dadka ay xoogtay ka mid ah dacwad ayay ku oogeen hal qof mooyee oo sheegay inuusan ogayn waxa lagu sameeyay laakin uu ka helay waxa ay ku samaysay naagtaas quruxda badan sida uu yiri.
qadiyada labaad waxay tahay sidoo kale naag ruusha ah waxay xoogtay tuug gurigeeda soo galay oo isku dayay inuu wax ka xado isagoo qaawan ayay xirtay waxay siisay kaniiniga lagu kacsado oo geedka raga bir oo kale ka dhigo viyaagara sedex maalood ayay ku raaxaysanaysay waxay siinaysay keliya viagra tuuga lagu magacaabo victor yazinsky wuxuu ku qirtay booliska hortiisa isagoo sheegtay inuu watay hub si uu u xado dukaan laakin qofta iska leh dukaankaas oo lagu magacaabo Olgha oo jirta 28 sano waxay taqaanay karateeyda dhulka ayay ku riday markaas ayay ku xirtay fiilo, markaas ayay ku xirtay qol mugdi ah markaas ayay kufsanaysay waxay siinaysay viagra keliya, sedex maalmood kaddib ayay daaysay waxa ku tiri waxaan rajaynayaa inaad dersi fiican qaadatay. tuugii isbaataalka ayuu aaday isagoo geedkiisa aad u bararay markaas ayuu meesha ku qirtay booliska ayaa u yeeray naagtii sidaas ku samaysay way qiratywaxay tiri surwaal cusub ayaan u gaday raashinna waan siiyay sidoo kale 1000 robel waan siiyay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post