Mobile ayaa waxaa la leeyahay raga manidooda ayuu dilaa

Mobile ayaa waxaa la leeyahay raga manidooda ayuu dilaa
Daraasad la sameeyay ayaa waxay sheegtay mobile ka inuu saamaynayo manida raga siiba marka la galiyo jeebka hore ee surwaalka, waayo wuxuu u dhawaanayaa xubnahay taranka ninka , waxay sheegeen culimada sameeyay baaritaankaas inuu halaynayo manida ninka shucaaha uu soo diro mobileka, siiba ninka marka uu jeebka in badan ku hayo taleefanka wuxuu dilayaa waxtarka manida ama wuxuu yareeyaa tayadeeda,  waxay isku xireen cilmibaareyaasha moowjaadka ka imaanaya taleefanka iyo taya yarida biyaha raga.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post