Safiirka igiriiska oo soo islaamay eeg isagoo xajinaya

Diinta islaamka oo la og yahay inay tahay diin sax ah oo lagu khatimay diimaha kale ka horreeyay shaki kama taagna qof kasta caqli leh oo wax fahmaya wuu garan karaa Allena wuxuu ku hanuuniyaa qofka uu rabo, safiirka ingiriiska u fadhiya dalka sacuudiga ayaa sanadkan islaamay wuxuu gutay waajibka xajka waakan isaga iyo xaaskiisa swir iska qaaday iyagoo jooga makka.
Safiirka igiriiska oo soo islaamay eeg isagoo xajinaya
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post