Sawirka ugu horreeyay kacbada laga qaado oldest kaaba photo

sawirka kacbada ugu horreeyay
Sawirkan waxaa la qaaday 1880 miilaadi oo waafaqsan 1297 hijri waxaa qaaday nin masaari ah oo lagu magacaabo Maxamed Saadiq Bek ninkaas wuxuu dhintay sanadka markuu ahaa 1902 wuxuuna jiray 70 sano, waa sawirka ugu horreeyay uu ka qaadao kacbada, ninkaas wuxuu qoray afar kitaab oo uu kaga hadlayay safarada uu ku aaday xaramka.
ninka qaaday sawirkaas
Maxamed Saadiq Bek
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post