Aw Xaaji Maxamed Macalin Yuusuf Xaaji maamow

Inaa lillaah Wa inaa Ileyhi Raajicuun Alle Ha u Naxariisto xaaji mohamed waa qof caan ka ah muqdisho degmada wadajir madiina wuxu Ahaa ehlu kheyr waxu kalo ahaa dadka masakiinta caawiyo wuxuu kaloo ahaa qof tuftiisa ay fiicantahay waxa logu magac darey masjid ka xaji mohamed waxa kaloo hadal qabsi ka dhigta baburta aada madiino qaar kood sida jiiro maskiin ama nastexo saad u taqaano kuwa aado aargada iyo kuwa mara suqa weyn u socda macmacaanka waxu aha shaqsi Aad loogu yaqaano muqdisho Alle yaa raxma Allow kuu Naxariiso janadii fardowso Alle haka waraabiyo saakay subaxnimo ayuu geeriyoodey Alle yaa raxma
Aw Xaaji Maxamed Macalin Yuusuf Xaaji maamow
Aw Xaaji Maxamed Macalin Yuusuf Xaaji maamow

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post