Sawirka masjidka maanta Madaxweynaha turkiga daahfuray

Madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Ordoghan oo la sheegay inuu maanta furay masjid cusub meel ka mid ah magaalada istanbuul waxaa la sheegay ordoghan inuu bil kasta masjid cusub fura dalkaas oo ah dal calmaani ah oo diinta lagag soo horjeeday marka khilaafada ay dhacday kaddib.
Sawirka masjidka maanta Madaxweynaha turkiga furay
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post