Sheeko cusub Trump oo ku dhashay dalka Pakistan

Sheeko cusub Trump oo ku dhashay dalka Pakistan
Wuxuu sheegay kanal laga leegahay dalka Pakistan oo lagu magacaab Neo News in madaxweynaha hadda la doortay ee maraykanka Donald Trump inuu ku dhashay dalka bakistaan gaar ahaan gobalka waziristan sanadka markuu ahaa 1946 magaciisana wuxuu ahaa Daawuud Ibraahim Khaan, hoggaamiye ka tirsanaa ciidanka ingiriiska ayaa soo qaatay trump marka ay ku dhinteen labadiisa waalid shil daran, ninkaas wuxuu keenay London  kaddib wuxuu soo wareegay sanadka 1955 dalka maraykanka marka qaateen nin iyo xaaskiisa kaddib, arintaan oo aad loola yaabay dad badanna way diideen, kanaalka wuxuu faafiyay sawir u noqonaya Trump markuu joogay Pakistan

video

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post