Ninkan waa masaari 500 kiilo ayuu gaaray

Eman Ahmed Abd El Aty, waa 36 jir oo udhalatay wadanka Masar waxaana la aaminsanyahay inay tahay haweeneyda ugu miisanka badan addunka.
Eman oo culeyskeda uu yahay (500kg) ayaa waxaa lagu sameyn doona qaliin, iyadoo loo dhoofinayo dalka Hindiya maalmaha soo socda, laguna kaxeeyn doono diyaarad qaas ah.
culeeska qofka bani'aadamka ah imisaa ugu wanaagsan inuu gaaro?
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post