Haddii gabadhu ay tahay mid aqoon yar, cabsi badan, kana baqaysa bekra-jebinta, waxa ninka waajib ku ah in aanu isku deyin in uu xoog kaga dusiyo geedkiisa, gaar ahaan hadduu geed weyn yahay sahalna aysan ahayn inuu cambarka dhex-maro, balse waa inuu u dib dhigtaa ilaa berrito kuna kaaftoomaa istiimin iyo salaaxid, si uu u soo dhoweeyo xabiibtiisa. Haddii uu ku guulaysto inay xaasku istiinka qaadato waa inuu si tartiib-tartiib ah isugu dayaa inuu kaga baabi'iyo cabsida ay ka qabto ninnimadiisa, isaga oo erayadiisa naxariista leh laabta ugu dejinaya, iskuna deyaya inuu ka bi'iyo gacaladiisa is-difaaca nafsiyeed iyo tan jireed intaba.
nooca ugu macaan galmada ma ii sheegi kartaan
ReplyDeletehaaaaaaaaaa waan ku sheegi karaa maxaa dhacay camuuu
ReplyDeletewaxaan qabaa in aya ugu fiican tahay foorarka ayaan aad iyo aad u jecelahay sxb
foorarka wuxu uficanyahay nimanka dhalfada yar wuu cawiya lakin nimanka dhalfada wayn waxba uma faideeyo
ReplyDeletecamuu gabdhaa ka xanxantoda tabashada nashaa ama tabashada dhan maxay tahaa?
ReplyDeleteMOHAMUD AHMED
ReplyDeleteSXB XANXATADA WAXEEYTAHAY BILLOOWGA KOOWAAD EE QAADASHADA DAREENKA,BASLE WAXAA JIRA GABDHO BADAN OO KIL KILADA KA XAN XANTOODA HADANE MARKA HOOSHA LAGU JIRA WAA CAADA.
MOHAMUD AHMED
ReplyDeleteSXB HADII AAY XAASKAADA XAN XANTOODAO ADIGA OO ISKA SAL SALAAXAAYO WAA MACQUUL BASLSE WAXAAN KUU SHEEGI KARAA IN AAYSAN XAN XANTOONEEYNIN XILIGA SHAQADA LAGU JIRO.
WAADNA SANEEYN KARTAA TIJAABO HADII AAY SOORTA GAN XAGAATA KA NOQOTO.
asalamucalaykum
ReplyDeletewaalal waan idin salaamayaa bacdaa salaan qolkaan waxaad moodaa in qayr loo furay hadaan waxbaa kaqaldan oo waxyaalo aad loogaxishoodo baadku soodaraysaan ikwaaniin diin baaleenahay dhaqanbaan leenahay hadaaa yasan inaga noqon iskaa hadal eewaa inaan fiirinnaaa waxaan ku qorayno bablic islaan iyo odaysiday isagu tagaan iyo wax lamidaa indadka meeshan lagu baro waa lagafiican yahay wax dhalinyaradaa ku abuuraya inay guursadaan oo aayad iyo xadiis ku fadhiyaaa ayaa ugufiican akhiradooda iyo aduunkoodaba rasuulkeenii subananaa [SCW] waaka xishoodbadnaa gabadh aroosadaa diinteenana xishoodku waa imaanka kabadh insha allah baraarijin uun bay igaatahay yaan qalad laiga fahmin halagu dadaalo diindeena wanaagsan because wax yaalobadan oo maalaayacniyaa meeshan aan munaasib ku ahayn baay dadku qorayaan wax faaiido leh ku badalaa wabilaahi towfiib
Qofka iga horreeya oo aan filayo inuu nin yahay, waxaan ku leeyahay, qoysas badan ayaa ku burburay haddana ku burbura is faham la'aanta ninka iyo naagtiisa ee dhanka gogosha. Sidaas darteed waxaan qabaa in loo baahan yahay in si waadix ah looga hadlo arrimaha galmada. Xishoodku waa muhim, laakiin wax aynu wada ognahay oo rag iyo dumarba sameeyaan in la isu sheego qaabka ugu wanaagsan ee loo sameeyo uma baahna xishood iyo qar qarin.
ReplyDeleteSidaan wax u qarqarineyney ayay qoysas badani kala tageen. Marka ka soo qaybgal wada hadalka, haddaad dadka wax uga sheegi karto arrimahanna u sheeg ha lagaa faaiideystee.
qofkii kaa horeyey gabadh bay ahayd ani malihii qosasku haburbureen lakiin waxaan leeyahay sidaa wanaagsan ee diinteenu igu hadashay halooga faaideeyo oo ah quraanka iyo sunada nabigaaa [swc] diinteenu waa dhamaystirantahay iyadaana inoogu filan waxkuqaadasho insha allah [xadiiskii rasuulkunaa waa kii ahaaa khayr kuhadal ama iska aamus]
ReplyDeleteMumtaaz
ReplyDeleteHaddii dadka la baro galmada wanaagsan ee uusan dhib uga imaneynin, isla markaana loo sheego waxay diintu naga farayso iyo waxay naga reebeysaba ee dhanka galmada, ma sharbaa mise waa khayr?
walalayaal ka daaya waxan meesha yaan lagu fidnoobine
ReplyDelete