Maxaa ku qasbay gabdhaha Facebook magacyo badan inay la baxaan ?

Gabdhaha Soomaaliyeed  maalmaahan waxay ku soo bateen Facebook,  qaar waxay u soo galaan baashaal iyo waqtidhumis qaarna waxay u soo galaan nin raadis, siiba garoobaha, waxaa la sheegay MSN ka inay ka tageen badankooda oo ay u wareegsadeen Facebook,  saad la socotaan waxaa bilaabaty naagaha qaarkooda aan quruxda badanayn inay adeegsadaan sawiro naago kale oo sila soomaali ah oo qurux badan, waxaad arkaysaa hal sawir oo labaatan magac wato, inkastoo dad la heli karo ka faa'idaysanaya waxyaalo kale, laakin gabdhaha Soomaaliyeed Facebook waxay ka dhigteen meesha ay ku nafisaan dhibka ka haysta nolosha isaga baabi'inayaan, waxaad arkaysaa gabdha intay sawirkeeda soo galiso waxay sugaysaa commentska nimaka saaraya mid kaste wuxuu leeyahay abaayo sidan baa tahay iyaduna waxay leedahay thnks walaalo,  may iska guursato nin fiican oo amaan gacan iyo afba  isugu darayo intay ku raaxaysan lahayd beenta Facebook
Previous Post Next Post