Naag fircooni loo guday oo haddana kacsi badan !!! sidey ku dhacday ?

Naag fircooni loo guday oo haddana kacsi badan  Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu  , wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la xiriira ayaa lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa, kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay kacsato waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa, haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa keliya way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa, kuwan dambe gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha, waxay raaxaystaan marka gudaha wax ka galaan, saa darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala fahmansanayn waxay dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii laga gooyo meesha keliya ay ka kacsanayeen maxaa u harayba, naagaha qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da'da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan sirka ku jrto baa waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka

2 Comments

  1. rag badan waxay dhahayaan naag sunni ban rabaa waxaan idin sheegayaa kacsiga gabdha kuma xirna gudniinka naago badan ayaa jira fircooni ah hadana ka daran kuwa aan la gudin gabar saaxiibtayda ah oo naag baadiyaha lagu soo guday ah waxay ii sheegtay inaysan seexan karin iyadoon samaynin galmo

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous8/24/2016

      waa sax sacdiyo abaayo dadka ilaahay abuuray ma sina, way jirtaa naago badan oo loo guday fircooni hadana kacsi badan si aad ah, iyo kuwo suni ah oo kacsi badan laheen, markaa arintaasi iskuma xirna.
      naagaha kali ah ma aha arintaas, raga xitaa waxa jira qaar qooq badan oo habeen kasta in uu galmo sameeyo rabo, iyo kuwo isbuucii hal mar sameeya,

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post