Filinka aad buu u saameeya ninka iyo naagta

Daawashada musalsalaadka waxay keenaan inta badan dood iyo dagaal, naagaha marka ay fiirsadaan way ku saamoobaan filinka waxa ku jira, waxay u malaynayaan badankooda waxaas inay run yihiin, markaas ayay ka dalbadaan nimankooda inay u sameeyaan waxa ay ka arkeen filinka oo kale,
taasi waxaa la mid ah nimanka qaarkooda markay arkaan naago is turukeeyey ayay bilaabayaan naagahooda inay dhaleeceeyaan, marka daawashada filimada inta badan waxay keenaysaa inay qoyska qalalaaso ku riddo, marka waxaan dhihi lahaa iska jira musalsalaadka iyo filimada, waxa la jilayo run ma aha, ninyahow iska dhaadhici naagtaada inay ka qurux badantahay naaga aad ka arkaysid musalsalka, walaashayda qaaliga ah waxaan ka codsanayaa inay ninkeeda ku qanacdo, iyo inaysan ku saamoobin beenta filimada

7 Comments

  1. Anonymous1/22/2011

    Naagaha waxay ka helaan filimaanta hindiga oo af soomaali loo tarjumay, jacayl been bay ka bartaan

    ReplyDelete
  2. nagaha oo dhan ma aha aniga waan fiirsadaa mana aminsani wax yabaha khar in ay runtahay

    ReplyDelete
  3. Anonymous8/24/2011

    waa run saameyn badan buu ku yeeshaa oo reera badan baa ku burburay markaa qofkii caqli yar wuu rumaysanayaa beenta lamatalayo . noloshu hady sidaa u dhib yartay qofn ma tacbeen oo isma wareeriyeen , halaga digtoonaado khiyaalga.

    ReplyDelete
  4. Anonymous12/17/2011

    caafimaad ahan ninka asbuuci xaskiisa meqa jeer bu u galmon kara? Hadii uuse habeyn walba u galmodo maxa laso gudboonan kara caafimad ahan? Thnks

    ReplyDelete
  5. galmada waxay u noqonaysaa awoodda Allaah ku siiyay marka haddii aad iska dareento kacsi oo aad galmo samayso wax dhib ah kaagama imanayo haddaan kacsiga iska raaraadinaynin

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/18/2011

    walal ma ishigi karata dawo an isaga yareyn karo biyabaxa deg deg ah mahasanidiin

    ReplyDelete
  7. daawooyinka biyaha dib u dhiga oo idil dhib ayay keeni karaan mustaqbalka

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post