Naagaha 40 jirka oo ka daran dareenka kuwa da'da yar

Dumarka weyn oo hela Galmo Macaan(baaris badwyen sameeyse)
Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan  ayaa haweneyda waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe  in ay galmooto lamaankeeda ame duqeyda
Daraasaad  cusub ey sameyse shabakada caalamiga badweyn  oo kafaloota arimaha bulshada iyo siyaasada aya ku ogaatey haweynka waa weyn macaan farabadan kaheylaan raaxada galmada si  dhab ah u helaan marka ay ku dhawadaan sanada afartaka ame kaweyn xiligaas oo guud ahaan  xishoodka galmada ka baaba’ayo
Haweebka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeeda ayna helaan qibrad taasi oo eysan helin xiliga da’a laatameyda ku jirto
Warbixintaan barista ah  aya lagu ogaadey 85%haweenka da’da afartanka ku jira ama ka weyn ey raaxada galmada u baahanyihin ilaa 12 bishii kuwa labaatanka ku jira u baahanyihin ilaa 9jeer bishii
Waan filaa in wax kabadeli doonto warbixintaan barista sameese badweyn  maamooyinka somaliyeed waa hubaal in daqooshin badan boorka iska jifi donaan iyadoo  qurxi donaan qolka jiifka si galmada u macaato inbadana raadis u geli donaan  rag  segooda noqda
Sihaam Cali Nuur
Sihaamcali3@hotmail.com
Madaxa wararka badweyn ee UK

2 Comments

  1. Anonymous3/16/2011

    Salaam,
    Waxaad modaa in aynu isku qasayno daraasadha reergalbeedka badyaa lag sameeyo oo ku saabsan arimiha qoyska iyo kuwa Somaalida. Waa run darasadu oo ma odhan karo waxba kama jiraan lakiin waa daraasad loo sameeyay lagna sameeyay dad aan ahayn Somaali. Sidaa darteed ma wada khuseyaan daraasaadka aad ku soo daabacdaan bogan dadka bani aadamka oo dhan, sababtuna wax weeye in DARAASAD KASTAA aya ku salyasantahay deeganaka , dadka dhaqankooda, diintooda iyo baahiyaha kal duwan ee ka jira bulshadaa laga samaynaayo daraasada. Si kastaba ha ahtee waa qumantahay in aynu wax ka ogaano dadyawga kale daraasadaha laga sameeyay si aynu tusaale uga qaadano in wax is bedel ah caqliyan iyo cilmiyan uu ugu soo kordho bulshada somaalida, lakiin wax cilaaqaad ah marna lama yeelnayso bulshada Somaalida darasad kasta oo la sameeyo mar hadii aan iyga laga samayn. Marna yaan loo qaadan in aan ka soo horjeedo barshada dadka kale iyo daraasadaha laga sameeyay
    Mahdsanid

    ReplyDelete
  2. Dood Wadaag3/16/2011

    Asc dhammaan

    Waxaa fiicnaan lahayd in gabdhaha gaadhay da'dan daraasaddu ka hadleyso ay wax nooga sheegaan aragtidooda daraasadda iyo in sida wax loo sheegayo ay wax u jiraan. Gabdhow maad noo faaideysaan.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post