Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan  ayaa haweneyda  waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe  in ay  galmooto lamaankeeda ame duqeyda
Daraasaad  cusub ey sameyse shabakada caalamiga  badweyn  oo kafaloota arimaha bulshada iyo siyaasada aya ku ogaatey  haweynka waa weyn macaan farabadan kaheylaan raaxada galmada si  dhab ah  u helaan marka ay ku dhawadaan sanada afartaka ame kaweyn xiligaas oo  guud ahaan  xishoodka galmada ka baaba’ayo
Haweebka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan  raaxada macaankeeda ayna helaan qibrad taasi oo eysan helin xiliga da’a  laatameyda ku jirto
Warbixintaan barista ah  aya lagu ogaadey  85%haweenka da’da afartanka ku jira ama ka weyn ey raaxada galmada u  baahanyihin ilaa 12 bishii kuwa labaatanka ku jira u baahanyihin ilaa  9jeer bishii
Waan filaa in wax kabadeli doonto warbixintaan  barista sameese badweyn  maamooyinka somaliyeed waa hubaal in daqooshin  badan boorka iska jifi donaan iyadoo  qurxi donaan qolka jiifka si  galmada u macaato inbadana raadis u geli donaan  rag  segooda noqda
Sihaam Cali Nuur
Sihaamcali3@hotmail.com
Madaxa wararka badweyn ee UK

Salaam,
ReplyDeleteWaxaad modaa in aynu isku qasayno daraasadha reergalbeedka badyaa lag sameeyo oo ku saabsan arimiha qoyska iyo kuwa Somaalida. Waa run darasadu oo ma odhan karo waxba kama jiraan lakiin waa daraasad loo sameeyay lagna sameeyay dad aan ahayn Somaali. Sidaa darteed ma wada khuseyaan daraasaadka aad ku soo daabacdaan bogan dadka bani aadamka oo dhan, sababtuna wax weeye in DARAASAD KASTAA aya ku salyasantahay deeganaka , dadka dhaqankooda, diintooda iyo baahiyaha kal duwan ee ka jira bulshadaa laga samaynaayo daraasada. Si kastaba ha ahtee waa qumantahay in aynu wax ka ogaano dadyawga kale daraasadaha laga sameeyay si aynu tusaale uga qaadano in wax is bedel ah caqliyan iyo cilmiyan uu ugu soo kordho bulshada somaalida, lakiin wax cilaaqaad ah marna lama yeelnayso bulshada Somaalida darasad kasta oo la sameeyo mar hadii aan iyga laga samayn. Marna yaan loo qaadan in aan ka soo horjeedo barshada dadka kale iyo daraasadaha laga sameeyay
Mahdsanid
Asc dhammaan
ReplyDeleteWaxaa fiicnaan lahayd in gabdhaha gaadhay da'dan daraasaddu ka hadleyso ay wax nooga sheegaan aragtidooda daraasadda iyo in sida wax loo sheegayo ay wax u jiraan. Gabdhow maad noo faaideysaan.