Nin 94 jir ah oo habeen kasta sameeya galmo 3 jeer

Nin 94 jir ah oo habeen kasta sameeya galmo 3 jeer
Oday u dhashay oo lagu magacaabo Randi Ramjet oo jira 94 sano wuxuu galmo sameeyaa habeen kasta 3 jeer, Randi Ramjet ayaa u sheegay wargeyska Sun oo laga leeyahay dalkan Ingiriiska oo yiri : caafimaadkayga wuu fiicanyahay  aad baan ugu raaxaysaa galmada waxaan filayaa inay muhim u tahay galmada ninka iyo xaaskiisa, xaaskiisa oo 50 jir ah waxay tiri  aniga ahaan uma hayso ninkayga inuu dhuq yahay waxaad moodaa inuu jiro 25 sano waa nin aad u fiican, Ramjet  wuxuu ku noolyahay aqal ka kooban labo qol wuxuu helayaa todobaadkii lacag u dhiganta 12 gani istarliin wuxuu ka shaqeeyaa beer  maalin kasta 9 saac magaalada Haryana ee dal India




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post