Koox cilmibaaris ayaa soo saaray baaritaan in muuska door weyn ka cayaaro raaxada galmada, waxaa lagu tijaabiyay 148 nin u kala dhashay dalalka Faransa iyo Jarmalka afar bilood kaamil ayay cunayeen in u dhigato 4 ilaa 6 muus inaynan samaynin galmada waqtiyo kala duwan , 92% waxay sheegeen inay galmada si fiican u sameeyeen si ka duwan xaaladoodi caadiga ahayd markay muuska isticmaaleen kaddib, dhakhaatiirta baa waxay u celiyeen sabta keentay awoodda galmada muuska cunidiisa, waayo muuska wuxuu u fiicanyahay caloosha iyo dareenka jirka inuu kor u qaado
waxaa laga soo xigtay
http://www.klamalnas.com/vb/t14060.html
waxaa nii su'aaleuy raaxda guurka ( Guska ama Xubinta raga ) oo Qalloocan micnaha dhinac ama hoos u qalloocan markii lakiciyo mawaxaa sabaabo seegada mise waa Abuuris Alle. ...????
ReplyDeleteqallooca guska nooc waxaa jira abuuris Alle ka yimaada, waa midka kor ama hoose si xoog ugu qolloocan, laakin midka dhinaca ama si caadi ah u qalloocan inta badan waxaa keena ninka inuu aad u xirto kastuuumi xiriir ha
ReplyDeletewalaal aaad ayaad u mahadsantihiin sida aad igaaga jaahil bixiseen. runtii walaal cuqdad nafsi ayaan ka qabey arintaasi markaan o gaadey aad ayan ugu farxay nmasha allah. kheer ilaahey ha idiin siiyo .
ReplyDeletesual hadduu guskeyga jilicsan yahay qaabkee ayaa ugu wanaagsan inaan xaaskeyga ugu galmoodo
ReplyDeletehaddii bahalka kaa jilcay qaabka ugu fiican waa inaad ku kor seexataa
ReplyDeleteasc.hilmaan/illowshiiyo saaid ah ayaan isku arkay intii aan qurbaha soo galay, si tartiib tartiib ahna waa iigu sii fidayaa, walalayal waxaan idin suaalay maxaa keena hilmaankan saaidka ah maxaa se leyskaga daween karaa?
ReplyDeletesiigadu mise sabab ma u tahay in uu hilmaanshahaagu bato? mahada ilahay ka sakow waxaan si gaara ugu mahad celinayaa walaalaha sida hufan waqtigooga qiimaha leh noogu huray, ilahay kheyr ha idiinku badalo.asc
Walaal halmaanka saaidka ah waxaa keena dhowr waxyaalood
ReplyDelete1- qofka ay aadka uga baxaan biyaha cad oo manida aan ahayn oo soo baxa marka naag ama galmo laga fikiro
2- seegada madan
3- mashquulka badan iyo waqtiga qofka aan habaysnayn sida wax badan marka ay kaa kala daadsanyihiin
4- dembiga badan waayo wuxuu dhalinayaa murugo badan oo qalbiga mashquulisa
5- dhafarta badan
6- nafaqo darida
waxaa noo dhan way keenaan waxaad ku daaweyn kartaa inaad dembiga iska yarayso seegada aad joojiso haddii ay seego jirto inaad dhaqsi seexato inaad cunto nafaqo leh ku dadaasho, siiba inaad cunto subax walba sabiibka intaadan wax kale cunin subaxdii banaanka inaad soo baxdo si aad u jiido layrta aroortii la helo inaad waqtigaaga nadaamiso nadaafadda jirkaaga siiba madaxaaga iyo dharkaaga aad ku dadaasho
asc.Ilahay ha idinka jazaai siiyo jawabta iyo talada wanaagsan ee aad i siiseen,walal haddii aan raaco talooyinka aad i siisay malaga yaabaa in aan sidaydii hore aan ku soo noqdo oo uu hilmaanku iga tago?mahadsanid, asc wr wb.
ReplyDeleteWalaal haa inshaa Allaah weli waxaa laga yaabaa inay siyaado xusuustaada
ReplyDeletewalaal adigoo mahadsan waxaan ahay qof markasta sigeyta marar badan ayaan isku dayay inaan iska goyo wan iska goyn waayay maxaan sameyaa walaal xaasna ma lihi dhulkena ila gashay sigada maxan iskaga goyn karaa
ReplyDeletewalaal waxaan ahay ruun aad u kacsi badan markaan kacsadana wan sigestaa mana iska dhaafi karo waxan sameyaa oo iskaga dhaafi karaa
ReplyDeleteSXB ANIGU WAXAAN ISKAGA DAAYAY SIIGADA OO AAN IDIN KU ORAN LAHAA MARKA AAD DAREENTO KACSI ISKA SOON ILAA MAALI AMA 3 MAALMOOD WAAYO XADIISKII NABIGA AYAA AHAA QOFKII AAN GUURSAN KARIN HA SOOMO 3 CASHO HADII AADAN SOOMI KARIN DURUUFA JIRA AWGEED CUNTADA ISKA YAREE TUSAALE AHAAN HADII AAD QURAACATO QADADA IS KA DAA AMA HADII AAD DAREENTO WAQTIGA CASHADA CASHADA HA CUNIN MAHADSANIDIIN WAXAAN IDIIN RAJAYNAYAA IN AY IDIN ANFACDO SXBAYAAL.
ReplyDeletesu,aal
ReplyDeleteWll waxaa kacabanayaa biyo bax degdegs saan isaga daweeyaa
ReplyDelete