Shabaab oo amaro adag u soo jeediyay Dumarka Gobolka Sh/Hoose

Shabaab oo amaro layaab leh Duldhige Dumarka Gobolka Sh/Hoose(Sababtu Maxay tahe)

Kooxda shabaab oo gacanta kuheeso K/furta dalka somalia ayaa soo saaray amaro cajiib ah kaaso lagu xakamenaayo quruxda iyo bidhaanta Dumarka kudhaqan Gobolka Sh/hoose

Kooxdaas aya amarkaan soo saartay maallinimadii shalay iyadoo warbahinta u aqriye Gudoomiyaha gobolkaas isagoo shegey in la xiro goobaha la isku qurxiyo dumarka qaasatan goobaha cilaan saarka dumarka lagu naash naasho

Gudoomiyaha aya shegey in  dulaan ku aheyn goobaha gancsigaas lagu fuliyo blse diin ahaan  umacquul aheyn iyo Xerarka shabaab u degsan iyadoo  amarkaan in badan kawada shoreen  maamulka arimaha bulshada shabaab mujaahidiin

Arintaas aya aad oga ambakakeen dadweynaha kudhaqan gobolkaas iyadoo walaac xoogan kamujiyeen dumarka  halkaas kudhaqan iyadoo warabhinta ushegey in arinkaas tahe mid lagu nabad gurinaayo Quruxda gabdha somaliyeed taasina  u dulqadan doono

Dhanka kale Gancsatada goobahaas Bukirda ufuiran tahay ayaa ad oga naxay Amarkaas shabaab kasoo yeeray iyadoo shegay in qoysas dan yar ah  dabkooda oga shidnaa taasina aheyn diin in la hor istaago qurux gabar

Ugu danbetii bishii galbatay ayee aheed markii shabaab mamnuuceyn dhaqaalaha badan kubaxa aroosyada iyadoo cadad usoo saaray in lagu guursado gabdhahaas oo garaayo ilaa 400$ halka gabdhaha degnadaas kudhgaqan shegeyn in shabaab Qiima yari kusameyeen taasina shabaab

Dhinaca kale waxaa dhawaan maamulkaasi uu gobolka ka mamnuucay iibinta iyo isticmaalka waxa loogu yeeray maandooriyaha sida Qaadka,Sigaarka,Tubaakada iyo Kafeega xilli deegaanadaasina lagu arkayo iyadoo waddooyinka xaafadaha lagu iibinayo inta maamulku mamnuucay oo qofkii iibsdana la qabanayo

Isku sowada duub kooxda shabaab oo gacanta kuheeso gooba dhowr ah aya maalin maalinta kadanbeeso iska soo saaro amaro maskaxdooda kamagaan iyadoo dhibaatoo xoogan kala kulma dadka kuwajahanyihin

Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-somalia
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post