Nimanka naagaha sifooyinkan bay ku raacaan

Dadka isku dooq ma aha qofba si buu ka helaa si buu quruxda u arkaa, haddii dadka isku dooq ahaan lahaayeen dadka way baabi'i lahaayeen, maxaayeelay lama arkeen nin qashin qaadi lahaa ama musqul qodi lahaa, soomaalida sidan waxa u galay waxay isku dooq ka yihiin madaxweynenimo javcayl  qof kasta soomaali ah wuxuu rabaa inuu madaxweyne noqdo laakin waxaa kala duwan keliya jidadka loo soo marayo, marka siyaasada naga soo bixiya inoo soo celiya raaxada guurka waxaan ku soo koobayaa inta muhimka ah oo nimanka soo jiita oo la xiriira sifooyinka
1- dabeecad fiican
2-daacadnimo
3-runta
4-naxariis
intan waa sifooyinka nimanka soo jiita
waxaa kaloo jira sifooyin la xiriira jira iyagana waxaan ku soo koobayaan sidatan inkastoo ay ku kala duwanyihiin dadka waxay rabaan nimanka naagta soo socota

1- gabar dheer
2- gabar cad
3- gabar timo dheer leh
4- gabar jir fiican leh
5- gabar dareen leh
6- gabar gadaal u weyn
7- gabar horay weyn
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post