Saamayska sinada ay ku leedahay bulshada

Sino marna ma bannaana farqi weynna  uma dhexeeyo  nin xaas leh iyo mid aan xaas lahayn, sinada ama dhilaysiga waa dembi aad u weyn naar lagu muto oo towbad u baahan, ninka xaaska leh hadduu sinaysto waa ka sii xagjiraa kan aan xaaska lahayn, waa khatar shareecada islaamka ninka xaaska leh oo sinaysta waxay ku xukuntaa in dhagax lagu dilo, mindka aan lahaynna 100 jeedal (karbaash) la dhufto ,waxaa sii daran sinada deriska xaaskiisa lala sameeyo, dhibaatooyinka ka imaan kara sinada lama soo koobi karo, sinada waxaa kaloo ay leedahay jirrooyin aan la soo koobi karin, iyo inuu bato garac iyo nasab shaki, is nacayb,marka waad garan kartaa dhibka ay sidana leedahay marka Ilaahay ayaan baryeynaa inuu inaga ilaaliyo sinada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post