Noocyada dhismaha jirka ragga iyo dumarka

Waxaan rabnaa inaan ka hadalo su'aalo inta badan la na soo weydiiyo
Sda la ogyahay ninka iyo naagta waxay wadaagayaan inay raaxaystaan laakin waxay ku kala duwanyhiin waddada raaxada lagu gaari lahaa, ninka naag walba munaasib bay ku tahay laakin dumarku sidaa ma aha, naag kasta nooc gaar ah ayay rabtaa oo ay ku qanci karto, inta badan naagta ma heli karto  gariirka raaxada galmada markii ay hesho mooyee bahalka ku habboon iyada
marka halkaan waxaan sheegaynaa noocyada bahalka ninka iyo noocyada bahlka naagta iyo nooc kasta waxa ku habboon.

marka koowaad noocyada bahalka ninka

1- bahal caato ah oo gaaban, inta badan howl fiican ma qaban karo
2- bahal caato ah oo dheer, inta badan howsha waa ka soo bixi karaa naagaha kacsi fudud baa jecel
3-bahal oo ballaaran oo u dhexeeya dheeraan iyo gaabnaan, noocan midka ay haweenka badan kooda ugu jecelyihiin shaqo fiicanna waa qaban karaa, inata badan ninka bahalkiisu sidan yahay waa kacsi badanyahay naagaha aadka u kacsiga badan midkan ayay aad u jecel yihiin
4- bahal dheer oo ballaaran, noocan kuma habboona naag 30 sano gaartay mooyee iyo wixii ka sii weyn

marka labaad noocyada bahalka naagaha

sida  la ogyahay naagaha way ku kala duwanyihiin shahwada iyo dareenka iyo bahaladooda

1- mid leh bahal baruur, middan waxay ku raaxaysataa mid dheer oo gudaha soo taaban kara
2- mid leh bahal isku dheggan oo baruur aan lahayn middan waxay ku raaxaysataa bahal  gaaban oo buuran si uu u buuxiyo dhinacyada
3- mid leh bahal mool (qusur dheer) meesha kintirka iyo boqa kala fogyihiin,  waxaa u badan naagaha dhaadheer, middan waxay u baahantahay bahal dheer oo buuran
4-mid leh bahal gudaha waasac ka ah oo qooyaan badan leh oona gudaha ka qabow. middan waxay ka heshaa buraashidda iyo ku rugrugid,
marka way dhici kartaa qaababka galmada inay dadka isku fahmaan iskuna qanciyaan, sida dhinac dhinac, foorarsi, istaag, kadaloobsi, iwm.

16 Comments

  1. Anonymous11/07/2011

    walaal waxaan ahay nin guursaday,
    waxaan rabaa sida aan ku ogaan karo xaaskayga mida ay katahay dumarkaan aad sheegteen, aniga bahalkayga dhirir ahaan waa taakadayda oo wax yariis ah dhiman taakadayda waa 20cm marka waxaan isleeyahay waa 18 cm ugu yaraan balaarkiisana waa caadi, xaaskayga waa 23 jir,

    fadlan ii sheeg qaab aan ku ogaan karo mida ay tahay sxbtay qaabka galmo ee lagu garan karo hadii uu jiro that is fine thanks

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/07/2011

    A/c RG waxaad tiraah naagta leh bahal gudaha waa sac u ah oo qoyaan badan waxay ku raaxaysataa buraashid iyo korogrogid taas maxaad kawadaan waabkaas ii cadeeya?

    tankale inta aqoontayda ah xaaskasta marka galmo fican lalasamaynayo geedkeeda waa qoyanyahay marka qoyaanka midaan gaarka latahay iyo qabowga sidee lagu garan karaa

    ReplyDelete
  3. adiga ayaa garan karo sida ay tahay sxb ka soo dhexsaaro naaca ay tahay

    ReplyDelete
  4. boraashid waxaan ka wadaa inaa bahalka banaanka ku garaacdo dibnaha cambarka aad marmariso middas ayay ka heshaa, qoyaanka waxaa laga wadaa midka aan ahayn midka kacsi oo isjiidjiida

    ReplyDelete
  5. ASC dhamaan, RG saaxiibow su'aal?
    ma jiraan wax bahalka ii weynaynaya dherer iyo balac labadaba oon istic maali karo.
    tankale dawooyinkan laxaysiiyo hadaan qaato maxaa iga soo gaari kara xaga caafimaadka. mase shaqaynayaan. thnx

    ReplyDelete
  6. ilaal hadda lama hayo daawo weyneyn karta bahalka ninka laakin galmada waa ku koraa muddo kaddib, daawooyinka loo adeegsado bararinta dhibaatooyin badan ayay leeyihiin

    ReplyDelete
  7. Anonymous11/12/2011

    asc bahalka balaciisu yahay 10cm oo isku wareeg ah ma dhuuban yahay walal dheererna 16cm hadiise uu liicaayo hadaan gacanta ku qaloociyo markuu kacsan yahay taas macnaheedu ma waa jilcan yahaybaa oo galma magudan karo walal isoo faah faahin wax yabahan soo qoray mahadsanid asc

    ReplyDelete
  8. bahda RG mahadsanidin,

    ReplyDelete
  9. 10 cn ballac 16 snt dherer naag waa lagu qancin karaa, siiba markuu taagmi karo

    ReplyDelete
  10. Anonymous12/01/2011

    naagaha bahalka ka cayillan iyo kuwa bahalkooda ku salaxan kee fiican?

    ReplyDelete
  11. middaas waxay u noqon jirka naagta guud ahaan naagaha lafaha leh inta badan hoose way ka cayilanyihiin kuwa caatada ahna waa ku salaxanyahay, fiicnaan marka la dhaho dadka way ku kala duwanyihiin dooqa, macaanka galmada wuxuu u noqonayaa kacsiga naagta hadduu daranyahay waa raaxo haddii tacbaan yahayna waa dhib

    ReplyDelete
  12. Anonymous8/02/2012

    Su'al waxaad iga qancisaa bahalka gudaha ka qoyan oo misna qabow?
    mana arag mana maqal adiga ka hor sxb maxaa yelay waxaan horay u arkay in ka abadan 160 nuuc oo qaar ka mid ah yihiin leebo kor iyo leebo hoos qaarna waa qaleyl in aad qoyso moyee si kale kuma galayo bahalka midna waa qoyaan aad u kulul oo adiguba aad ka qadaneysid qandac

    ReplyDelete
  13. Anonymous8/04/2012

    Walal waxaan idin waydiin laha biyaha qofka aan isku celini karin oo wax yar kadib ay biyaha ka imaanaya maxaa marka biyaha waqtigoda lagu dhereni karaa wax talo ah iga sii waxa lagu dhereeni karo biyaha haday jiran sxb

    ReplyDelete
  14. Anonymous8/04/2012

    Walal waxaan idin waydiin laha biyaha qofka aan isku celini karin oo wax yar kadib ay biyaha ka imaanaya maxaa marka biyaha waqtigoda lagu dhereni karaa wax talo ah iga sii waxa lagu dhereeni karo biyaha haday jiran sxb

    ReplyDelete
  15. dhexdhexaad waxaa la dhihi karaa inta u dhexeysa 12 ilaal 17 markuu kacsanyahay

    ReplyDelete
  16. Anonymous5/28/2013

    asc wll bahalka dharka lagu mitiryo ma lagu mitirinkara guska

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post