Maxaad ku soo celin kartaa timahaaga daatay

sababta daadisa tinta
Timaha waxaa daadiya sababo badan oo ay ka mid yihiin nafaqadarrada jirka, iyo vitamiino badan oo jirkaaga ka maqan, sidoo kale waxaad ku dadaashaa inaad iska ilaaliso waxyaalaha kimikaalka ah oo daadin kara timaha sida daawada timaha lagu madoobeeyo qaarkeeda, waxaa la sheegaa waxaa ku jiro madoobeysada qaarkeed kimiko tinta daadisa, nafaqada jirkana waxaa lagu tiriyaa inay door ka ciyaarto., sidoo kale marka uu kaa bukado maqaarka madaxa isaga waxaa ka dhalan kara timaha inay kaa daataan, si kastaba waxaad ku dadaashaa nadaafada timahaaga si aad uga hortagtid daadashada iyo jajabka tinta.

3 Comments

  1. Anonymous1/02/2012

    As/c w/r w/b walaal haddii gacmaha iyo lugaha lamarsado sida ciidaha AMA aroosyada ey gabdhaha u marsadaan ma wax dhib ah miyey keeneysaa? Iga soo jawaab adigoo raali ah w/s

    ReplyDelete
  2. sida cillaanka oo kale haddii loo marsado dhib weyn ma keento haddii aan la badsanin

    ReplyDelete
  3. Maxaa keena biyabbixi la'aanta qofka isagoo kacsanaya

    waxaa laga yaabaa inay ka timaado xaaladdaas daawo uu adeegsaday siiba kuwa cadaadiska dhiigga ama kuwada dejiga neerfayaasha ama ruuxa in laga qalay kaadihayska, waxaa kaloo dhici karta inay xaaladdu tahay xaalad nafsi ah oo keeni karta biyabbixid la'aan kuwaas waxaa ugu muhimsan
    1- seegada (siigada)
    2- inuu ruuxa ka didi hayo galmada oo uu kalbiga ka necebyahay isagoo dareemaya wax xun ina ay tahay
    3- khilaafka ka dhexeeya isaga iyo xaaskiisa

    waxaa lagu daaweyn karaa xaalaadka nafsiga in o qofka la dejiyo iyo cunto waxatar leh inuu qaato siiba malabka inuu badsado,

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post