Maxaa keena biyabbixid la'aanta qofka isagoo kacsanaya

Maxaa keena biyabbixid la'aanta qofka isagoo kacsanaya

waxaa laga yaabaa inay ka timaado xaaladdaas daawo uu adeegsaday siiba kuwa cadaadiska dhiigga ama kuwada dejiga neerfayaasha ama ruuxa in laga qalay kaadihayska, waxaa kaloo dhici karta inay xaaladdu tahay xaalad nafsi ah oo keeni karta biyabbixid la'aan kuwaas waxaa ugu muhimsan
1- seegada (siigada)
2- inuu ruuxa ka didi hayo galmada oo uu qalbiga ka necebyahay isagoo dareemaya wax xun ina ay tahay galmada
3- khilaafka ka dhexeeya isaga iyo xaaskiisa


waxaa lagu daaweyn karaa xaalaadka nafsiga in oo qofka la dejiyo iyo cunto waxatar leh inuu qaato siiba malabka

23 Comments

  1. Anonymous1/02/2012

    asc walal siigada badan dhibatoyinke kento maxa ka mid ah

    ReplyDelete
  2. Anonymous1/02/2012

    asc walalaha RG biyo baxa zaid ka ah dhibato ma keni karan

    ReplyDelete
  3. Anonymous1/02/2012

    asc walalaha RG biyo baxa zaid ka ah dhibato makeni karan

    ReplyDelete
  4. waxaan maqlay nin somali ayaa wuxuu guursaday dhowr naag naagaha uu guursaday baa waxaa ku jirtay naag biyaha sida kaadida u soo daadisa marka waa laga yaabaa in naagaha qaar ay ninka oo kale kacsi badan yihiin

    ReplyDelete
  5. biyabbaxa saa'idka maxaa ka wadaa ?

    ReplyDelete
  6. Anonymous1/04/2012

    Asc. bahda raaxada guurka, waxaan idin waydiin lahaa hadii aan isticmaalo suunka ama belt caloosha lagu dhuubo ama laysku caateeyo dhibaato intee leeg ayaa igaga iman karta, waayo jimicsiga caloosha ayaan sameeya markaa waxaa wali igu sii hadhay xaydh ama xalus xaga hoosa.

    ReplyDelete
  7. Anonymous1/04/2012

    asc. walal su aashii suunka laysku caateeyo dhibaatadiisa wali iigamaad soo jawaabin

    ReplyDelete
  8. Anonymous1/05/2012

    asc, bahda raaxada guurka ee had iyo jeer dadka kacaawiya arimaha caafimaadka waxay ku dhaaman waxaan waydiin lahaa dhibaato ma leeyahay suunka ama belt caloosh lagu yareeyo ama laysku dhuubo ee loo yaqaan Abtronic X2 Electro Muscle fadlan warbixin faahfaahsan iga soo sii arintaa hadii alle idmo.

    ReplyDelete
  9. Anonymous1/05/2012

    asc, bahda raaxada guurka ee had iyo jeer dadka kacaawiya arimaha caafimaadka waxay ku dhaaman waxaan waydiin lahaa dhibaato ma leeyahay suunka ama belt caloosh lagu yareeyo ama laysku dhuubo ee loo yaqaan Abtronic X2 Electro Muscle fadlan warbixin faahfaahsan iga soo sii arintaa hadii alle idmo.

    ReplyDelete
  10. walaal suunka laysku caateeyo Abtronic X2 ilaa hadda lama sheegin dhibaatooyinka uu leeyahay, laakin guud ahaan waxaa fiican inaad isku caatayso si dabiici ah oo aad badiso socodka iyo dhaqdhaqaaqa caadiga ah sidaa ayaa ugu fiican ruuxa caafimaad ahaan

    ReplyDelete
  11. Anonymous1/08/2012

    scw hadii aanan ninkayga ku biyo bixin wax uura ma qaadi karaa iiga soo jawaab plz

    ReplyDelete
  12. Anonymous1/08/2012

    scw hadi aanan ku biyo bixin ninkayga wax uura ma qaadi karaaa iga so jawaab plz

    ReplyDelete
  13. biyahabbaxa naagta iyo kan ninka waa ay kala duwan yihiin marka way qaadi kartaa naagta uur ayadoo aan gaarin gariirka

    ReplyDelete
  14. Anonymous1/10/2012

    as\c walaalo suaal baan qaba waan biyo bax badanahay marka galmada ay tahay oo aad baan u biyo baxa ninkeygana wuu igu jecel yahay balse ma caadi baa mise xagge cafimad wali ma aan karan in ay jiro tahay iyom in ay caadi tahay hadii dareen ii kalo aniga oo dhan baan isku qooyaa waana la yaabanahy iga jawaaba suaasha

    ReplyDelete
  15. way jiraan biyaha noocaas ah ee ma aha jirro naagaha qaar ayaa biyo sida kaadida u shubma ayaa ka soo burqada marka haka walwalin

    ReplyDelete
  16. Anonymous1/10/2012

    asc walalo markaan uurka yeesho mawalaco lkn hurdo ayaan qaada heer waxaan gaadha markan cuntada samaynayo intaan dabka uyareeyo si aan useexdo 5 kadibna cuntada sida bay ku gubata dhawr mar ninkayga yimi gurigi oo qiiqaya oo cuntadi gubatay qaac bixisay ana aan hurdo waygu qaliyay lkn waxba iskama bedeli karo ilaa 4 bilood ehore ila tali walalo dhibaatoa aya ihaysata hada dab waadhafay pize aya daashay reerki wayo ninkaygi aya iibaqay inan ku gubto akhirka 1 cunug baan leeyahy kii 2baad baan hada caloosha ku sida 3 bilood anhay walalo ilahay khayr haydin siiye maxan sameeya si hurdadu iga babado wad mahad santihiin

    ReplyDelete
  17. walaal haddii arrinka uu jiro waxaan kula talin lahaa in aad keensato gabar aad walaalo tihiin oo kuu kariso cuntada ama gabar shaqaale ah waayo ma ficna inaad iska celiso hurada noocan ah,

    ReplyDelete
  18. Anonymous1/11/2012

    walalo wajira naftiina wa iga qabtay lkn ma haysto walalo ama cid ehela oo ila joogta wadankan aan joogo sweden xata ninkayga rerkodu ma joogo xata dhakhtaradayda ayaan usheegay lkn waxba kama caawin karo bay itidhi wa natur lkn inaba walalo magaranaysa wax xata inyar iaga khafiifiya walal aad baan udhibanahay ila taliya

    ReplyDelete
  19. walaal waxaa jira kaniini celinaya hurdada iyo daalka waxaa la dhahaa Modafini marka waxaad u sheegtaa dhakhtaradaada haddi ay cabbi karto naag uur leh iyo in kale marka ha iska cabbin adoon la tashanin dhakhtaradaada

    ReplyDelete
  20. asc wr wb masha allaah aad ayaan ugu botay madama aan ahay inan dhalanyara ah waxaan idinlahaya ilahay ajar ha idinkasii madama gabdho aanahay saan camala inagu fiican inleen dadma wey
    diinikarnee qoraalkaa inoo fiican

    ReplyDelete
  21. aniga waxan ahay nin 29jir ah aadna uma kacsado waxan xaaskeyga ka maqnaa dhowr sano waan la kulmay waxana la jogay 2usbuucan hada waxan ku noolahay wadan kala. markan arkay kacsi yaradeyda waxan nafteyda ushegay inan awood raganimo oo taam ah aanan laheyn xaaskeyga mardhow wey isoo wareegee cabsi ayana i heysa ee maxan sameeyaa?

    ReplyDelete
  22. niyadda ha iska dilin bas keliya ku dadaal kalluunka iyo nafaqa haddii Alle idmo waad qancin doontaa

    ReplyDelete
  23. Anonymous9/03/2012

    asc
    walaal waad mahadsantihiin waxaan rabay inaan idin waydiiyo 3 bil ayaa la iqabaa walina uur mayeelan caadadaydana toos ayay iigu timaadaa marka maxaa sababa uur qaadis la'aanta
    mahadsanidiin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post