maxaa caloosha lagu yareeyaa

marka hore waxaan ka hadlaynaa caloosha waxa weyneeya kaddib ayaan ka hadlaynaa waxa lagu yareeyo

Caloosha waxaa sababa dhowr waxyaalood waxaan xusaynaa inta ugu muhimsan
1- baruurta oo ku badata caloosha iyo inay daciifaan murqaha caloosha
2-dhaqdhaqaaqa oo yaraada sida ruuxa inuu badsado hurdada iyo fadhiga iwm.
3- inuu ruuxa liqo hawada marka uu cunayo cunto ama wax cabbayo taas waxay keenaysaa in hawada ay mindhicirada gasho
4- cashada kaddib inuu ruuxa seexdo isagoon waqti u dhexaysiinin hurdada iyo waqtiga
5-cunto nidaam la'aan in loo cuno
6- sigaarka iyo shiishada taas waxay keenaysaa in hawo caloosha gasho
7- cuntada sokorta leh ama dufinta in la badsado

maxaa caloosha lagu yareeyaa

marka hore iska ilaali sabahan aan soo sheegnay
teeda kale  waxaad isku daaweyn kartaa  shaah cagaar + sanjabiil cagaar + qasharka rummaanka oo qallalan + geedka  (Mint) ama  ( peppermint) lagu dhaho (nacnac)  ( نعناع)  habeenkii intaadan seexan ayaad isticmaalaysaa

6 Comments

  1. Anonymous2/16/2012

    Hadii Nin aan lagudin (Yacnii markii laguday kadib ay kusoo noqotay) aan jeclayna in cidi ogaato.
    1 Maxay diintu ka qabtaa?
    2 Caafimaadkiisa ama xiliga galmada maxay saamayn kuyeelankartaa?
    3 hadiise ay xaaskiisu ogaato maxaa dhici kara?

    Runtii su aashan aad baan idiinka sugayaa jawaabteeda maxaa yeelay war war badan ayey igu haysaa inaan idinla wadaagana waan jeclaystay.

    ReplyDelete
  2. gudniinka nimanka waa waajib lagama tagi karo waa diin ahaan caafimaad ahaanna ninka aan la gudin cuduro farabadan ayaa ku dhici kara oo la xiriira galmada

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/17/2012

    asc walaalayal aniga cunada saa id ayaan u cunaa, iska yarey malintaa is dhaho saa is ayaan usiicunaa marka, calooshaydana xogaha way wentahay, marka sideen iskaga joojin karaa cunada aan saa idka u cunaayo?????

    ReplyDelete
  4. Anonymous2/17/2012

    s/c aq yaarta

    ReplyDelete
  5. cunada waxaad isaga joojin kartaa inaad iska mashuuliso

    ReplyDelete
  6. Anonymous2/19/2012

    Ninka yiri markii lay guday ka dib baa waxaa igu soo laabatay haraggii halkii uu dhalfada ka feydnaan lahaa buu sidii buuryadii hore mar labaad u daboolay. Waxaaad moodaa qolada RG inaysan ku fahmin. Waad gudan tahay lkn shayga aad cuqdada ka qabtaa waxa weeye haragga kugu soo laabtay, waa arrin caadi ah wax dhibaato ahna malaha,haragguna waa noqdaa inta badan markii la qaangaaro uu geedku koritaan saa'ida sameeyo. Marka haddii aaad tahay nin dhalinyaro ah sida 14years iyo even 15ba waa iska caadi way kaa noqonaysaa, iyada laftarkeeda xilligaan ninka ku jira ee ay ku soo laabatay markuu kacsado ama galmo ku gudojiro dhalfadu waa diiran tahay lkn waxa ay soo laabataa waa markuu geedku biyotuuro. Adigu haddaba, haddaad nin weyn oo xaasleh tahay sida 25 iyo wixii ka weyn ma aan garan karo sababta. Mahadsanid

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post