Marxaladaha uu soo maro insaanka marka al abuurayo,
insaanka wuxuu soo maraa shan marxaladood
1- waa dhibic biyo waana afartan maalmood
2- waa xinjir waana afartan maalmood
3- waa cad hilib oo yar
muddadan kaddib waa 120 maalmood waxaa lagu afuufayaa ruux wuxuu leeyahay Alxaafith ibnu xajar culimada waxay isku waafaqeen in aan lagu afuufaynin ruux 4 bilood ka hor
4- marxlada 4aad waxaa lagu loo samynayaa lafo

5-waxaa lagu daboolyaa lfaha hilib Allah wuxuu yiri فَكَسَوْنَا الْعِظَامَ لَحْماً) (المؤمنون):14) waxaan ku daboolnay lafaha hilib
Waxaan aan soo sheegnay waxaa tilmaamay xadiis ay wariyeen Bukhaari iyo Muslim oo ah