HIdii aan wax yar ku daro xubinta dumarka waxaa ku yaala laba qanjidh oo soo daayo dheecaan asid ah si ay ula dagaalamaan bacteriyada meesha u qooyaan maxaa yeelay meel kastoo dalool ah jidhkeena waxy leeday qoyaan u gaar ah , sida Afka , Sanka,DHagaha , Indhaha & xubinta markaas xubinta dumarku waxy ku taalaa meel laab ah bacteeriyaduna waxay jeceshahay inay hesho oo ay ku korto meel madow , qoyan, diiran intiiba way ka helaysaa hadaba si aanu qoyaankaas u sii badanin meeshana aysan cudur uga dhalanin waa in nadaafada lagu dadaalo,ka hortagaa ka fiican daaweynta.
1) timaha ka gurama xiir markasta ha u ogolaanin in aay dheeraadaan.
2) ku mayd biyo diiran iyo saabuun.
3) ha gashanin nigis kugu dhagan,
4) nigiska markaad bixiso marlabaad hagashanin iska maydh oo qalaji markaas dib u xidho.
5) isticmaal cadarada , hadaad ka baqdo inaad xubinta ku shubto mari nigiskaaga oo gasho .
6) mari kiriim ama burcad maxaa yeelay waa meesha ugu qaalisan jidhkaaga waxayna u baahantahy daryeel wanaagsan INSHA ALLAH natiijo wanaagsan ayaad ka heli doontaa.
1) timaha ka gurama xiir markasta ha u ogolaanin in aay dheeraadaan.
2) ku mayd biyo diiran iyo saabuun.
3) ha gashanin nigis kugu dhagan,
4) nigiska markaad bixiso marlabaad hagashanin iska maydh oo qalaji markaas dib u xidho.
5) isticmaal cadarada , hadaad ka baqdo inaad xubinta ku shubto mari nigiskaaga oo gasho .
6) mari kiriim ama burcad maxaa yeelay waa meesha ugu qaalisan jidhkaaga waxayna u baahantahy daryeel wanaagsan INSHA ALLAH natiijo wanaagsan ayaad ka heli doontaa.
waxaa qortay umu nasteexa
sheekadaan qofkii qorey wax weyn baa ka qaldan saabuun maba lagu meyro hoosta sababtuna waxay tahay waxaa ku dhasha qofka saabuunta u isticmaala mar kasta cuncun oo saabuun loogu tala galay ayaa jirta hoosta... cadaradana kuwo kulul ayaa jira oo bisbaas oo kale ah haday hoosta kaa taabtaan ee dadka waxan oo kale ha u sheegina RG
ReplyDeletewaa mahadsantihiin bahda RG run ahaantii aadaan ugu faaiiday taladiina waanan tijaabiyey natiijo oo fiicanaan ka gaaray waxanan rabi lahaa iney gabdhaha kalena ay tijaabiyaan, waa jirtaa in cadarka qaarkiis kuleel yahay laakiin taas waxaad ku kase aqligaada maxaa yeelay cadar shaqfasha kaa gubaayo maad xubintaa ku shubey maya waaye yacni si guud aan u qaatay in meeshaan la nadiifiyo la qalajiyo kabacdina la cadareeyo waanan ku roonaaday. aad aan idiinku mahad celinaa.
ReplyDeleteasc wr wb horta somalidan say wax u fahanta hadaba cadarka mesha ku shuba laydima oran mariya oo nadafadiya cadar bila ashita ah mariya idinkuba wadkala fahmaysan cadarka wax gubaya iyo kan waxba gubayn waayo marka waxba kuma gubayan waxa ka helaysa nadafad sabuntana waxad ku medhan ta ayku qoran tahay detolka waayo waxay bisa cun cunka badan iyo egfeshinka qoyankuna wukayaranaya marka waxa helaysa nadafad buuxda dumaroow wax fahma plz ciyarta odayasha kadaya nadafadiya canbarka sorry wixi idin anfaca kaqata qoralka aad ban idin salamaya ukhti fila cafiis
ReplyDeleteAScww wa idin salaamayaa dhamaan walaalaha RG Qorayaash & Akhristayaasha walaal waxan aad ula dhacay maqaalka ay qortay umu nasteexo KHayr ALLAHA siiyee ee ka hadlayey nadaafad cambarka. waxaanan waano usoo jeedinayaa dumarka soomaaliyeed in ay ku dadaalaan arintaas maxaa yeelay waa xubin lagula leeyahy oo aadan kaligaa lahay waxa kula wadaaga odeygaaga & ilmahagaba . walaal meeshu ku hamiyi jirey ku riyoon jiray ninkaagu uu u huray wax walba wa tuu usoo horfadhiisty dadkaad ka dhalaty odayaashii & culimadii reerkiina wa halkuu doonayey inuu ku nasto ku raaxeysto ku ildoogsado ku dhawrsado saw xaq uma laha inuu ku arko muuqaal qurxoon , udgoon soo jiidasho le jawabtu wa Aleylehe haa .ma intaa saynu ka adkaan weyney maxa kaleed ku caawin lahay ninkaaga dumaroow fadhiga ka kaca wajigaba waan qurxinaye anu halkaana qurxino ragana raali galino si Rabina nooga raali noqdo.mar labaad waxa kula wadaagaya ilmahaag yar eed jeceshay muuqiisa inaad maruun aragto wl wa dariiquu soo mari lahaa si uu ifka ugusoo boxo walaal wuxuu xaq u leeyahy inuu helo marin nadiif ah oo uu so maro si uu uga badbaado infectionada indhaha kaga dhaca caruurta ee indha tia , wa hubaal ina aanay gabadhina jeclayn in ilmaheedu sababteeda u indho beelo si aad u dhasho ilmo caafimaad qaba waa inaad ka hor tag sameysaa hadii aad qabto xanuunada xubinta ku dhaca is dawee intaanu ilmihu dhalan ALLAH khayrka ha ina waafajiyo .
ReplyDeleteasc walaal waxaan idin weediinaa waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo hadane jecel in ee ninkeeda raali galiso jecelna nadaafada jerkeeda oo idil waan is carfiyaa oo dhaqaa siilkeega maalinkasta intaas wax sii dheer oo aan ku nadiifiyana ma aqaan ee walaal bal ii sheega waxa aan ku carfin lahaa maadaama aan lamarin karin catarka waa mahadsantihiin
ReplyDeletewaxaa ugu fiican inaad ku carfiso uunsi ama catar aan lahayn xasaasiyad
ReplyDelete