Gabadha ka cabanaysa gariir la'aanta.


Waxaan qiyaasayaa inay idin haysato is faham darro
oo aydaan adiga iyo odaygaagu ka sheekaysan arrimha
galmada. Uguna wacan tahay kala xishood dhexdiina ah. Adigu ma sheegan kartid sidaad rabto, isaguna kuma weydiin karo ee dantiisuu fushada (ku-dhufoo-ka dhaqaaq), Kumabana oga dhibka ku haysta. Sidaas darteed qofka dhibbani waa adiga. Xalkuna ma aha furriin. Haddaad iska furto ma ogtahay intey kugu qaadan doonto inaad nin kale guursato (Ha iska dhaadhicinin berribaan helayaa). Haddiise aadba berriba hesho ma hubtaa inaad ka heleyso sidaad jeceshahay. Sow lagama yaabo inuu kan ka sii xumaado. Waxan kugula talinayaa inaad adigu tallaabo geesinimo qaado, oo aad adoon hal mar ku boodin, si tartiib tartiib ah ninkaaga u billowda inaad la sheekeysato. Kolley waad xishonaysaa ee ka billow sheekada arrimaha guud, ka dibna hoos ugu soo deg mowduuca galmada. Isu fur fur ninkaaga. Markaad hawsha samayneysaanna haddaad hadalka ka xishoonayso soo qabo gacantiisa ee meeshaad jeceshahay u saar wuu fahmiye. Wax walba maalinbaa la billaabaa ee billow inaad geesinimo iska raadiso. Waxaan kuu sheegi in raggu ku farxaan kuna raaxaystaan markay arkaan xaaskiisa oo ku qanacsan shaqaduu qabtay. Gurigaaga ha duminin ee ka dhig mid farxad iyo as faham aad kuwada nooshihiin. Galmadu waa qayb aad muhiim ugu ah 2da is qabta. Waxaana kuugu filan caddeyn waatan aad adigu leedahay ma iska furaa galmadoo oo saad rabtay aadan u helin darteed. Marka waan ku dheeraaday ee xaajiga ha iska furine isu fur fur oo ka dhigo saad jeceshahay.

Raaxada Galmada

21 Comments

  1. Anonymous9/01/2012

    Run ahaantii waa fikrad wanaagsan, aniga waxaan ahay wiil dhalin yar oo aana guursan wali, waxaana kuna barbaaray yurub. Aaad iyo aad ayaan u jeclahay xaas geesi ah oo arimeheda ka hadasha in aan nolosha la wadaago. marka gabaryahay markasta nin lugahaaga waad u kala dhigee wuuna kuu galmoonayaa, ee marwalba baahidaada ka hadal si aad u qanacdid. mahsanid

    ReplyDelete
  2. asc.waxan ahay gabar 24 jir ad ayan u dareen badanahay waxana raba inan guursado nin 50 ah marka waxan ka cabsi qaba inuu i raxayn kari waayo.maxa yeelay aad ayuu iga waynyahay jawab fadlan bahdaRG.

    ReplyDelete
  3. Anonymous9/02/2012

    asc guriga su,aal ayaa rabaa ina idin weydiiyo inte idinkala soo xiriira ?

    ReplyDelete
  4. Raaxada Galmada9/03/2012

    ASC
    @Cajabo
    Waxay ila tahay in xilligan hadda la joogo uu ku qancin karo hadduu fahmo ama aad adigu fahamsiiso meelaha uu dareenkaagu u badan yahay iyo qaababka aad jeceshahay iyo hadduu isagu yahay nin wax kala fahamsan isla markaana diyaar u ah inuu wax kastood ku qancayso kuu samaynaya. Laakiin waxaan ka cabsanayaa in 10 sano iyo ka badan ka bacdi, markaasoo ay tahay xilliyada dumarku dareenkoodu u macaan yahay ay sii yaraato awooddiisa. Marka mustaqbalka dheer haddii Ilaahay isu kiin daayo ka fikir oo ku tala gal inaad dulqaadato haddaad sidaad jeceshay 100% weydo, laakiin hadda waxaan aaminsahay inay arrintu OK noqon doonto.

    ReplyDelete
  5. Anonymous9/03/2012

    gabadha sheegtay in ay guursaneyso nin 50 sano jir ah. waxaaan ku weydiinaa ma dooqaadaad ku guursanee mise waalaguu qasbaayaa. hadii aad dooqaada ku guursaneysid waxaan kuugula talin lahaa in aad iska deysid oo aad nin kula ek iska guursatid. sababta aan saas kuu leeyahayna nin marka uu 50 sano kor u dhaafo waxaa hoos u dhac ku yimaado awoodisa galmadeed. waxaa laga yabaa in uunsan ka badin karo 1-2 galmo isbuuci. Laakiin hadii laguugu qasbaayp waa gooni taas.

    ReplyDelete
  6. Anonymous9/05/2012

    waxaan ahay doob guur doon ah oo ku dadalaya siduu u heli lahaa guur xor iyo xalaal ah .
    maalin iyo habeen waxaan baadi gobayaa gabadh aan nolool wada wadaagno ......

    ReplyDelete
  7. siilka buuran iyo kan caatada ah yaa fiican

    ReplyDelete
  8. maxaa keena biyaha badan ee naagaha ka soo daato marka ay ku fakirto galmo

    ReplyDelete
  9. kan buuran ayaa ka raaxo badan kan aan hilibka lahayn

    ReplyDelete
  10. biyaha naagta ka soo baxa marka ay kacsato waxay fududeeyaan galmada meesha ayay ka dhigayaan meel wax gali karaan waa wax caadi ah

    ReplyDelete
  11. Anonymous10/16/2012

    waxa dareemaa biyo bax deg-deg ah, taloow maxaa u daawo ah

    ReplyDelete
  12. ASC RG. Waxaan idin waydiinayaa idinkoo mahadsan laba su’aalood oo kala ah 1: gabadhu markay suna tahay oo aan farjiga laga tolin hal habeen si sahlan mow geli karaa ? 2: marka uu kuu galo si sahlan oo aan ciriir lahayn Malaga dareemaa ?

    ReplyDelete
  13. ASC RG. Waxaan idin waydiinayaa idinkoo mahadsan laba su’aalood oo kala ah 1: gabadhu markay suna tahay oo aan farjiga laga tolin hal habeen si sahlan mow geli karaa ? 2: marka uu kuu galo si sahlan oo aan ciriir lahayn Malaga dareemaa ?

    ReplyDelete
  14. ASALAAMU CALAYKU RG, waxaan inaka codsanayaa inaad iwaydiisaan gabadha suniga ah hadii hal habeen loo galmoodo bahalka ragu toos mowgeli karaa hadii ayna tolayn oo bigrad suni ah oo keli ah ?? ciriirse madareemayaa ?? fadlan iiga jawaaba

    ReplyDelete
  15. Anonymous10/20/2012

    asc. salaan kadib waad mahadsantihiin sida aad ugu jawaabtaan dadka .intaas kadib. waxaan rabaa in la iisheego meelaha ugu raaxada badan ee dumarku ka raxaytaan marka la istiiminaayo ama ugu istiin qaadasho badanyihiin guud ahaan inkastoo laga yaabo inay ku kala duwanyihiin hadana meelaha ugu muhiimsan

    ReplyDelete
  16. meelaha ugu muhimsan oo naagaha ka kacsadaan waa

    1- naasaha
    2- cajiraha
    3- qoorta
    4- faruuraha farjiga

    ReplyDelete
  17. ASALAAMU CALAYKU RG, waxaan inaka codsanayaa inaad iwaydiisaan gabadha suniga ah hadii hal habeen loo galmoodo bahalka ragu toos mowgeli karaa hadii ayna tolayn oo bigrad suni ah oo keli ah ?? ciriirse madareemayaa ?? fadlan iiga jawaaba

    ReplyDelete
  18. Anonymous10/23/2012

    waad ku mahadsantihiin jawaabtii aad isiiseeen meelaha ay ka raxaystaa dumarku . laakin aniga xaskayga waxay nuujisaa ilmo mana ogalo in laga taabto naasaha waxayna dhadaa caano ayaa soo galaya oo way i xanuunayaan cajiradana waan ka xadatoodaaa arintaas ma dhickartaa ayadana waxaan isleeyahay xishood dartiis armay arimaas uyeelaysaa marka wax dhici karaaa caanaha i xanuujinayada iyo waan ka xadatoonida waadna mahadsantihiin

    ReplyDelete
  19. Anonymous10/29/2012

    Wiilka uugu danbeyo walaal waxay ilatahay naaska caanaha ku jiro in uu danqanayo wayo isbadal baa ku imanayo

    ReplyDelete
  20. Anonymous10/31/2012

    asc waad salaamatahiin marka hore dadka ka shaqeeya web kaan oo sida wanaagsan ugu jawaaba dadka . intaas kadib waxaan rabaa inaan idin waydiyo ama ogaado dumarka markii lasoo dhaafo 3 bilood ee malabka ee isugu horaysa 2 da qof xiliyada ay gabadhu ugu jeceshahay inay la galmooto gacaliyaheed waa xiligeee inkastooy kala duwan yihiin hadana guud ahaan mar way nuujiyaan mar waa uur mar mana nuujiyaaan uurna ma aha iyo waliba markay 1 cunug leedahay markay 2 cunug leedahay markay 3 cunug leedahay iyo wixii kasii badamba xiligay ugu jecelyihiin dumarku galmada ka guud ahaan masa kala jecelyihiin wakhtiyada loo galmoodo sida habeenkii ioy maalintiii sideen se gabadhayda jaceel ugu abuurikaraa

    ReplyDelete
  21. taas naagaha way ku kala duwan yihiin, laakin guud ahaan naagaha waxay ka helaan galmada marka ay 30ka dhaafaan jacaylkana waxaad ugu abbuuri kartaan inaad inaad fahanto sida ay jeceshahayna u samayso

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post