Dad badan ayaa waxay na soo weyddiyeen waxa lagu daaweeyo biyabbaxa degdegga ah, gaar ahaan kareemooyinka marka waxaa jira seddex nooc ugu dhib yar oo biyaha daahiya
kan koowaad waa kareem la dhaho Maxman biyaha ayuu daahiyaa bahalka ayaa la masrsadaa 20 daqiiqo ka hor kaddib ayaa la dhaqayaa si uusan xaaska ugu gudbin, bahalkana wuxuu siiyaa dherer iyo balac
kan labaad waxaa la dhahaa SS Cream kareem waa midka ugu dhibka yar
kan seddexaad waxaa la dhahaa Emla Cream
marka waxaa fiican inaadan adeegsanin mar kasta waxaa fiican inaad adiga ibarto si aad dib uga dhigto biyaha adoon adeegsan wax daawo ah
walaal kareemooyinkan oo dhan waxaa loo adeegsadaa daahinta biyaha
kan koowaad waa kareem la dhaho Maxman biyaha ayuu daahiyaa bahalka ayaa la masrsadaa 20 daqiiqo ka hor kaddib ayaa la dhaqayaa si uusan xaaska ugu gudbin, bahalkana wuxuu siiyaa dherer iyo balac
kan labaad waxaa la dhahaa SS Cream kareem waa midka ugu dhibka yar
kan seddexaad waxaa la dhahaa Emla Cream
marka waxaa fiican inaadan adeegsanin mar kasta waxaa fiican inaad adiga ibarto si aad dib uga dhigto biyaha adoon adeegsan wax daawo ah
walaal kareemooyinkan oo dhan waxaa loo adeegsadaa daahinta biyaha
walaal ninka iyo naagtiisa filmaan sex ma isla daawankaraan
ReplyDeleteoo wax cilada makeeenaa daawooyinkaa
ReplyDeleteoo wax cilada daawooyinkaa ma yeeshaan
ReplyDeletewalaal filimada sexga waa dembi mala fiirsan karo, ruuxa ku dhaco waa inuu ka towbad keenaa
ReplyDeleteAsc. Walaal. Waadku. Mahad santihiin. Hawsha. Aad bulshada u haysaan. Walaal. Waxaan rabaa inaan idin waydiiyo. Caafimaadka ku. Saabsan walaal. Waxaan ahay. Nin dhalin yara. Ah. Hada. Ka hor guur waan soo maray walal waxan isku arkay. Markaan isku junubo biyaha iga yimaada. Midabkoodu waa madoow sidii iyaga oo. Yara dhiig uu ku jiro. Wax xanuun ah. Xiin baa barar yar ku jiraa. Wax xanuun ahna malaha walaal ma igu keena karta dhib xaga. Taranka ah mustaqbalka dhaw inaan guursadaan rabaa insha allah jwb fiid insha allah wajazzakum allahu khayr
ReplyDeleteBahda raaxada guurka, include in your recommendation that individuals should seek a healthcare professional's guidance before using the cream you have listed. for all we know the cream you have listed my interact with other medications, cause child deformities in pregnant women or women seeking pregnancies, excerpate conditions such as high blood pressure and otherwise compromise the health of the individuals your trying to educate about matters relating to the enjoyment of married life.
ReplyDeleteasc walal ma jiraan wax creamoyiina oo dumarka marsadaan siiba dumarka qoyaan la,aanta ah
ReplyDeletewll asc waxan ahay wiil jecel inuu guursado hadaba sidee ruuxdiin leh aan uhikaraa walaal anoo kazoo xulanaya hawenka soomaliyeed
ReplyDeleteasc walaal waxaan rabaa in la iiga jawaabo su aasheyda oo ah waxaan ahay gabar guursatay oo xanuun ku heeso bikrada habeen kasta waan isku rafaadnay inkastoo hada aan ka roonahay sidii hore uu galaayo bahalka laakiin gudaha aan kadareemaay wax bahalka ninka qabsanaayo oo xanuun igudilaayo marka uu kunuuxnuuxinaayo waxyarna uu sii dhaafaayo meeshaas maxaa talo ah ilaa iyo hadane bikro miyaan ahay maadaama aan arag wax dhiiga oo iga yimaaday mise weebA dhiman tahay bikrada jawaab dagdaga mahadsanid
ReplyDeleteasc. saliida xabad soodada hadii lamariyo xubinka taranka ragga wax dhib maku keeneeysa . wax faaida maleedahay. fadlan iiga soo jawaab
ReplyDeletes.c waxaan rabaa inaad iisheegtaan waxyaabaha dabiiciga ah ee raajiya biyo baxa. thanks
ReplyDeletenin ku maxu hadu cuno ku kacsan kara
ReplyDeleteGabadha ka cabanaysa Bikrada
ReplyDeleteMushkiladaadu uma eka bikro ee waxay u ektahay farsamoxumida odaygaaga oo aan isleeyahay wuu degdegayaa ee dib u joog dheh inta aad kacsiga si buuxda uga qaadanaysid.
Tan xanuunka iyadana waxay u muuqataa inaad la il daran tahay infection oo aalaaba dumarku ka sheegtaan lagana yaabo inuu kaga yimaado ninkooga laakiin aan ku baraarugsanayn inuu isna buko
Tan bikrada; Bikrooyinka qaar waxaa xuubku dillaacaa keliya marka gabadhu ilmo dhalayso oo ma jabaan ee hoos bay u diismaan laakiin taas macnaheedu ma aha inaad weli bikro tahay oo waa bikro jabtay marba hadduu odaygu si caadi ah u wada gelayo gudaha xanuunka yeelkiise.
walaal saalan kadib maxaa keeni kara in xaaskaadu ay dhibsato inaad u galmooto maxaaanse ku kasban karaaa in ay galmada u xiisooto ?
ReplyDelete11/01/2012
inay ka xishooto xaaska galmada waxay u noqonaysaa dhaqanka iyo caadada, naagaha soomaali ku dhashay way ka duwan yihiin kuwa ku dhashay dibadda marka adiga ayaa lagaaga baahan yahay inaad ka saarto xishoodka idin dhexyaalo
ReplyDeleteshukran marka fadalan talao isiiya maxaan xishoodka kaga saari karaa waxaan aaminsanahay inay aad ii jeceshahay balse xishood dartiisa ay waxyaalo badan iga dideyso waliba xiliyada galmada tusaale hadii aan kala shakaysto galmada ma ogalo ama aad waydiiso sida ay ka hesho ama ay jeceshahay
ReplyDeletemarka maxaan kaga saari karaa xishaadkaas faraha badan
Ascwrwb salan kadib waxan ahay gabar mehersan lkn aan gurigalin wali walal ninkayga malinta uhoraysan kulano seen uladhaqma? ani waxan ahay inan aad uxishood badan xishodka markan ninkayga lajogo ma laiiga bahan yahay? please ilataliyo jawabtinu waa muhiim
ReplyDeleteasc anigu waxaan ahay 26-jir seegadana mabadsan oo 3-dii biloodba mar ayaa laga yaabaa iney ahaydbalse hadda waan guursaday waxaana aan isku arkay biyo bax deg-deg ah weliba mararka qaar xilliga aan xaaskeyga istiiminayo amaba markaan geedka ku taabto ilaa 15-daqiiqo kadib ayuuna geedkeyga dib usoo kacaa ee fadlan ila taliya mahadsanidiin
ReplyDeletea/c asxaabta wan idin salamay salaan kadib ani waxaa ahay wiil jira 23 sano waligay ma guursan waligayna masiigaysan dareen wan leeyahay waliba mid badan misana waan iska ilaaliyaah inaan sinayso amase aan siigaysto waliba kumanaan fursadood baa isoo martay oo aan waxaas oo dhan kusamayn karo waayo wax walba waxay kayimaada maskaxda waadna koontarooli kartaah maskaxdaada hadaba dhalinta soomaaliyeed waxaan usheegayaah waa inaad ilaaahay ka baqdaa xusuusnaataana aakhiro hadii aad dareenka celin waysana guurso hadii aad is tiraahdeen qofku waxba ma dayn karo amase ma adkaysan karo hadaba aniga tusaale igu qaata
ReplyDeletemar walba oo aan wax dareen waan is ilowsiiyaah maskaxdana wax kale ayaan ku maaweeliyaah marka wax ayaan barta
ah inta aan dhamaysanaayana ma rabo inaan guursado amse aan meel kale galo markii aan kaso jeesto taas ayaan isku dayi doonaah howlahaas guurka adkaysta aqyaartaaay!
farhan sxb mar ama labo waad ku tuuratay lama sheegin somali aan siigeysan oo qaan gaar ah lkn waan kula kaftamayaa waa runtaa waxa aad sheegeyso wax kasta waa maskaxda aniga hada waan siigeysan jiran lkn waa joojiyay 2 isbuuc ka hor
ReplyDeletewalaalkey maasha allah fiican baad samaysay wixii aad smaayn jirtayna ilaahay hakaa cafiyo hadana mar danbe usmayn kk kaftankyna wa furanyahay walaalkey ,,,,,, farhan
ReplyDeletewalaalkey maasha allah fiican baad samaysay wixii aad smaayn jirtayna ilaahay hakaa cafiyo hadana mar danbe usmayn kk kaftankyna wa furanyahay walaalkey ,,,,,, ffarhan
ReplyDelete