ILA FIKIR WAX YAR


waxaan inbadan layaabaa...ruuxa kuduulaya diyaarad ay sameeyeen midgaan udhalatay dalka kale,oo waliba kafaanaya midgaantii ladhalatay ee lawadaagtay xidid,iyo hilibo, , diyaaradda ama baabuurka aad fuushantahay waxaa sameeyay tumaal birti yaqaan ah oo kushaqeesta xirfadda birta, laakin waxaa hormarkaas gaarsiiiyay waa dowladdiisa, waxaane galsoonidaas siiyay waa shacabkiisa, ee anaga waxaan lahormarila'nahay waa in aan xaqirnay oo aan yasnay,tumaalkeenii iyo gaboygeeniii iyo midgaankeenii...sidee marka kuhorarnaa, mar haddiii qeeb kamid ah bulshada oo kufiicneed wax soosaarka iyo birtuidda saan looxaqirayo, waxaase taas kasiidaran in haweenkii somaliyeed oo kafaanijiray in ay guursadaan midgaanta iyo gaboyada in ay maanta looguuriyay ciiidanka aminsom, iyo jameekaanka kunool afrika, oo muuqaal ahaan iyo dhaqan ahaan iyo nolal ahana kaliita midgaankeenii somaliyeed oo carfoonaa, oo aan fahmikarnay afkiisa,oo aan lawadaagno dhaqan iyo dhul iyo diin....

waxaa qoray 
DR Hẳssẳn Ẳl-bẳsrĭ
Previous Post Next Post