carruurta qurbaha iyo dadaalka waalidka


Marka dalka lagu nool yahay carruurta waxay helaan tarbiyo ku filan, ruux kasta waddada maraya ayaa jac dhahaya  kana reebaya xumaanta, waayo wuxuu u arkaa waajib saaran inuu yahay arrinkaas, laakin marka la joogo qurbaha carruurta ma heli karaan qof xumaanta ka reebaya oo aan ahayn waalidiintooda, waalidiintana lama joogaan mar kasta, waddada ma aha waddadii soomaaliya oo ay wada joogeen odayaasha dhaqanka suubaan, ee waa waddo dad ajnabi ah ay wada yaacayaan, markaa wuxuu u baahan yahay qof kasta ku nool qurbaha inuu ku dadaalo tarbiyada carruurta iyo inuu ku bixiyo dadaal laxaad leh siiba marka la joogo wadama yurub waayo waa meel akhlaaq jirin
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post