gabar somaliyeed oo guursatay nin madow maraykan ah kaddib ka carartay

Sheekadan waa sheeko yaab badan maalin baa waxaa dhacay gabar soomaaliyeed oo ku nooleyd qurbaha gaar ahaan dalka UK waxa ay gabadhu aad u jaceyld Ragga blackga ah ee ku nool dalkaasi UK waxay aad oga fogaan jirtay dadka soomaaliyeed ee walaalaha ay yihiin isu diinta iyo isku luqada iyo isku afka aya yihiin waxay aad u naceybeyd soomaali oo dhan.

Waxay socotaba ay carartaba ay u dooneysay in ay barato wiil madow ah hadaba waa kee madowga waa leysku heystaa waxay baratay wiil madow ah oo jareer Weyne ah ay moodo in uu yahay madow American ah gabadhii waxaa galay jaceyl aad u baaxad weyn oo gaarsiiyay ilaa reer Mustaqbal guur in muda ka dib way is guursadeen oo waa la aqal tagay iyadoo moodo in ay guursatay madow American ah

Iyadoo leys qabo sanado dhowr ah ayaa gabadhu waxay goor waliba taleefanka ka soo garaaci jirtay cideeda iyadoo ay kaga faalooneyso in ayada aroostay in uu yahay dooqii ay ayada rabtay oo ah madow American ah hadaba madowgu muxuu noqon doonaa waa la yaab cajabee cajiib cimrigaaga dheeraado wax uun baad dhaayaha ku qaban ka qosliya

Maalintii dambe  ayaa gabadha iyadoo telka ka soo garaacday hooyadeeda ayay la hadleyso kuna tiri hooyo waxaan guursaday midkii aan doonayay oo madow Americanka ahaa inta uu adkeysan waayo ayuu yiri Hooyo maxaad beenta ugu sheegee aniga dadka aad sheegeysid ma ihi

Hooyo iyo gabadheed ayaa hal mar qeylo ka soo yeertay oo ah “Alla ninka waa jareer ka carar hooyo Jareertu shiirkoodii looma adkeysan karee”

Hadaba aqristayaal waxaa iga su’aal ah Maxay gabadhu ku diidee ninkaan jareerka ah ee Soomaliga ah ay ku dooraneysaa kaa jareer Americanka ah jareer miyaa Jareer Dhaama?
 soomaalida qaarkooda sidan bay u dhaqmaan

1 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post