gabar soomaaliyeed booliska ku biirtay dalka Maraykanka

Khadra Maxamed waa gabadhii ugu horraysay ka noqonaysa boolis dalka Maraykanka gaar ahaan degmada  St. Paul , waxaana loo oggolaaday inay madaxeeda daboolato,Khdaro waxay jirtaa 21 sano waxay ka qalinjabisay akadeemiyada booliska waxay tiri : waxaan rabaa inay haweenka igu daydaan siiba haweenka soomaaliyed






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post