Faa'idooyinka ay naasaha yaryar leeyihiin

Sida aan isla ognahay nimanka aad inay u daneeyaan naasaha gabdhaha siiba naasaha taagtaagn waxaa la arkaa meelaha dhalinta raga ahi isugu timaado in lasoo hadal qaado sheekooyinka dumarka, waxaana ka marneyn in marar badan laga hadlo qof walbaa dooqiisa iyo qofta dumarka ah astaamaha uu ku xusho, badankood ragga dunida ku nool durbadiiba waxey lasoo boodaan hadii haweeneydu aaney horaado muuqda (naaso waa weyn) laheyn, sidoo kalena qaarka danbe u weyneyn damacba igama galo.!
Tani waxey keentay in dumarka labadaas xubnood u weyn mar walba raggu isha la raacaan, taasoo kuwa kale ee asaagooda ah badanaa ku abuurta kalsooni la’aan iyo in ay dareemaan in jirkoodu aanu aheyn mid ragga soo jiidan kara.
Hadaba baaritaano dhanka caafimaadka iyo noloshaba ku saababsan oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dumarka naasaha yar yar leh ay meelo badan uga wanaagsan yihiin kuwa asaagooda ah ee mar walba ishu qabato, meelaha la xusay ee muhiimka ah oo xiiso.com ay soo tarjumtay ayaana waxaa ka mid ah..
1- Dumarka naasaha yar yar leh dhibaato ma dareemaan marka ay dadka xabad gelinayaa (hab siinayaan), kuwa asaagooda ahse arintaan dhib ayey kala kulmaan, kumana deg degaan xabad gelinta.
2- Xanuun ma dareemaan marka ay ordayaan dumarka naasaha yar yar leh. kuwa kalesa maba ordi karaan amaba horey ayey ka xanuunsadaan.
3- Naasaha yar yar aad uma dhacaan lamana dareemo marka haweeneydu gabowdo. halka kuwa kale ay si weyn u dhacaan oo ay gaaraan meelo hoose, haweeneyduna ay dhib badan kala kulanto.
4- Dumarka naasaha yar yar leh waxey awoodaan inay xabadka u seexdaan. kuwa kalese dhibaato baaxad leh ayey kala kulmaan mana awoodaan badankood.
5- Haweeneyda naaska yar leh waxey si fudud ku xiran kartaa dharka nuuca xabadka ku jooga ee dumarku u xirtaan raggooda si ay quruxdooda u muujiyaan, halka kuwa kale aysan awoodin ama ay ku adag tahay.
6- Naaska yar hadii si walba ninku u isticmaalo xiliyada raaxada, si walbana uu u salaaxo, si sahal ah kuma dhaco, muddo badana wuxuu ahaada mid fadhiya, halka naaska weyn uu dhowr bilood ama sanad ku dhaco, isagoo durbadiiba is bedela.


4 Comments

  1. Anonymous9/29/2015

    walal nasaha marka hore way adkayn jireen mana guursanin hal mar ayay dhaceen maxaa kenaya arintas

    ReplyDelete
    Replies
    1. Naasaha inta badan waxay la socdaan isbaddalka jirka, vitamiino qaar marka uu jirku waayo naasaha way isbaddalaan, waxaad ku dadaashaa xulbada, xulbada cunitaankeeda naasaha ayuu adkeeyaa

      Delete
    2. Anonymous6/22/2016

      Wll markaan is dhaho la kulan qof dumar ah kaadi badan ayaa I qabata maxa sababa wll maxaana isku daaweeyaa

      Delete
  2. kacsiga badan ayaa wuxuu keenayaa wax la mid ah inay kaadi ku hayso ee jirro ma aha

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post