Hooyo ayaan ahey waan kacsadaa

 Su'aalaha & Jawaabaha
naag weyn ayaan ahay waan kacsadaa taas maxaa la dhihi karaa kacsiga waqti muu ku eg yahay

Jawaab

kacsiga waa dareen Alle ku abuuray dadka rag iyo dumarba inta badan wuxuu xoog leeyahay da'da u dhexeysa 14 ilaa 45 jir , taasna dadka way ku kala duwan yihiin dad waxaa jira aad u kacsi badan dad kacsi yarna way jiraan, marka taas waa wax dhici kara hala yaabin

2 Comments

  1. Anonymous4/07/2014

    sc waxaa i haya xanuun simanka ma socon karayo MRS and CT waa la iga qaadey daawa xanuun joojiyo ayaan qaataa xanuunkii waa i hayaa wali ma taagnaan karo,lugaha waxaan dareemaa awood la aan waa inaan fariistaa 20 daqiiqo kasta, maxaan sameeyaa

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous6/24/2014

      Cudurkaas waxaa sababa kiniiniyaal ey qaataan dumarka ilmaha kala fogeeya ama gaarey witigii ugxantu dhamaato ee hadaad kiniini qaadato iska fiiri waxtarkiisa iyo waxa uu dhimo mahad sanid

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post