ninka ugu xubin weyn oo dhib ka qaba noloshiisa

Wax kasta wuxuu ku fiican yahay dhexdhexaad, markuu xadkiisa ka baxo dhibkiisa ayuu leeyahay ninkan ayaa dhibaato weyn ku qaba weynaanta bahalkiisa waxa uuna nacay naftiisa waxaad arkaysa iga oo qamri cabaya oo qeylinaya iyo dad gurigiisa usoo kal dhuumanaya si ay sawir uga qaataan.
Ninkan marka uu magaalada marayo waxa eegaya dadka oo dhan saaxiibadiisana way ku ciyaarayaan oo waxa ay la yaaban yihiin dhibka haysta saaxiib kood.
si kasta waa uu isku dayay xataa mar waan duraya ayuu yiri balse wali wuu yaraan la yahay waxa uuna le’ eg yahay jilbihiisa oo waxa oo qeyb ka yahay lugihiis.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post