Nin dhagax cuni kara oo u dhashay dalka hindi

Adduunka haddii aad ku nooshahay waxaad arkaysaa waxyaalo yaab badan majalada caanka ah ee Dailymail oo bandhigtay nin mujiso ah oo jooga magaalada Karnataka ee dalka india oo la sheegay inuu cuno bulukeetiga ,quuraxa dhagaxaanta iyo Dhoobada,maalintii waxa uu cil cilis ahaan wax uu cunaa 3 kilo dhagaxaan iyo quurir iskugu jira
Pakkirappa Hunagundi, 30, ayaa la sheegay in inuu bilaabay cunitaanka dhagxaanta markii uu ahaa 10 sano inkatoo cafimaadkiisuna yahay mid wanaagsan.
Inkastoo arintan la yaabay tahay waxaa kale oo sheegay inuu appetite ka xidhmin Waxa uu yidhi ” waxaan cunayay dhagaxaanta iyo bulukeetiga 20 sano . waana jacelahay cunitaakooda . waana qayb ka mida noloshayda”
Isagoo hadalkiisa siiwata waxa kale uu yidhi” wali wax dhibaataa kalama kulmin.waxaana cunikaraa dhagaxaanta waawayn iyagoo wax dhibaa aanay ayga imanynin”
Hooyada wiilkan ayaa ka waaninaysa cunista dhagaxaanyta tan iyo 20 sano
”hooyaday waxay igu dhehi jirta ha cunin dhagaxaanta.wana iga ilaalin jirtay mararka qaar waxay dhihi xirtay hoo cun baradhada
laakiin maan cuni jirin mana jaceyli waxaas” Saaxiibkiisa yaa yidhi ” wuxuu uu noqday nin caan ah .laakiin waa nin faqiira ah.waxaan u rajaynayaa inuu qof uun caawindoono ”’
Tan iyo intuu aabihii dhintay waxa uu nolol maalimaydkiisa ka soo sarijiray inay dadka fiirsadaa isagoo cunaaya dhagaxaanta
.
Waxa uu yidhi ” markii aabayhay dintay afar sano ka dib . waxaa ilaalin jiray family .mana haysano dhaqaale nagu filan .markaa waxaan isticmaalaa talent !!”
”Waxaa doonayaa dadka inaan tuso waxaan qaban karo .waxaan raabaa inaa ka helo lacag”






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post