Nin hoggaamiye qabiil ah oo soo islaamay

Waxaa soo islaamay hoggaamiye qabiileed aad weyn oo u dhashay dalka Ghana, markuu hanuunka dhedhemiyay ayaa wuxuu go'aansaday inuu soo booqdo baytka Alle barakaysan kacbada, markaas ayaa waxaa soo dhoweeyay mashaayikh waaweyn oo uu ka mid yahay imaamka xaramka sheekh Khaalid alqaamidi,  waxaannu leenahay ilaahayow islaamka nagu sug, muslimiintana u gargaar kana dhig kuwa isjecel meel kastoo ay joogaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post