Gabar Soomaaliyeed waano u soo jeedinaysa dadka dumarka qaaqaawan facebook soo dhiga

Maalmahan waxaa soo batay dad soomaali ah oo aan xishoonaynin intay soo dhigaan faceboogga naago qaaqaawan kaddib ku xira linkiga webkooda iyagoo fiirinaya keliya booqashadaas, haddaba gabar soomaaliyeed ayaa dadka nocaas ah waano u soo jeedinaysa daawasho wacan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post