yaa fiican gabar iyo garoob xagga nolosha guurka

Sida laga warqabo guurku waa calaf waa wax uu Allah jideeyay iyadoo Axaadiis ku soo arooreen in guurka garoobada barako badanyahay hadane waxaa jira caqabado fara badan kuwaasoo ay la kulmaan ragga guursada garoobada.

-Waxaa jira xaasaska horay garoobnimada loogu guursaday iyo kuwa gabdhah ahaa farqiga u dhaxeeyo ay tahay in hadii uu muran dhexe maro iyada iyo Saygeeda ugu hanjabto inuu si deg deg u furo iyadoo tusaale u soo qaadato kii isaga ka horeeyay taasoo laga dheehan karo in furiinka aan wax micno sidaasi u weyn ugu fadhin.


-Cabashooyinka ugu badan ee  raga qaba haweenka loosoo guursaday ayaa waxa ka mid ah in dumarka garoobnimada lagu guursado ay ninkii horey u furay sheegto inuu marna niyadeeda ka go,in casharadii uu u soo dhigay taasoo niyad jab weyn ku keenta  Saygeeda.

dan nooguma jirto inaan dhaleecayn u jeedino dumarka wanaagsan ee garoobada ah  hadane waxaa jirta in rag badan oo horey u guursaday garoobo qaarkood sheegaan haduusan calafka aheyn inuu ku deg degi laheyn guurkooda.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post