Antonov 250 waa diyaaradda ugu weyn caalamka waxay qaadi kartaa tareen



Antonov 250 waa diyaaradda ugu weyn caalamka , Diyaaraddan waxay leedahay 6 matoor iyo 32 lug waxaana lagu sameeyay dalka Ruushka, waxay buuxin kartaa 13 diyaaro caadi ah booskooda, diyaaraddan waxay qaadi kartaa tareen kaamil iyo taangiyo iyo gawaarida waaweyn xamuulka qaada. eeg sawiradeeda



iyadoo lagu qaadayo tank







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post