Cilaan qurux badan qaabka uu raga usoo jiito

Cilaanka dumarka aad buu u qurxiyaa waliba dumarka la qabo.
Naagta marka ay cilaan marsato ninka wey soo jiidataa raga qaar naagta cilaanka u saaran yahay aad bay uga helaan.
Gabadha aroosada ayaa cilaan loo saaraa ninka wuxuu soo xusuusanayaa maalinta arooska marka ay xaaskiisa cilaan u saarato.
Hadaba waxaa jira qaabab qurux badan oo cilaanka loo saarto oo madow noqda sharaxaad badan loo yeelo











Post a Comment (0)
Previous Post Next Post