guurdoon ma tahay haddaba halkaan soo gal

wiil oo xaaskiisa imaam u ah
Waxa ugu fiican oo lamaane lagu qaato waa diin iyo akhlaaq
waayo qurux way dhamaata
hanti sidoo kale way dhamaataa
nasabna raad yeelan doono
laakin diin iyo akhlaaq way daa'imaan waxay sabab u noqdaan galitaanka jannada maalinta aakhira

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post