haweenka sida ay ka helaan

waxaan arkaynaa dad badan oo guursanayo haddana aan la noolaan karin gabadhii shalay uu ka soo doortay dumarka dunida ee la soo walaalow haweenka waxay ka helaan oo kooban

1- la ixtiraamo
2- in la qiimeeyo
3- inaan la yasin
4- in wax loo qabto
5- in loo kaalmeeyo
6- in loo adeego
7- in jacayl loo muujiyo
8- in si fiican loola dhaqmo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post