Video nin Norwey u dhashay soo islaamaya waxaa ag jooga Sh. Siyaad Axmed

Daawo farxad weyn oo ay sabab u noqdeen dadka soomaaliyeed ku nool dalka norwey oo

uu ka mid yahay Sh. Siyaad Axed Daaci weyn ka ah dalkaas, videogan waxaa lagu soo

bandhigayaa nin norwey u dhashay oo soo islaamay ninkaas wuxuu ahaa magaciisa

Canady wuxuu doortay inuu la baxo Abuu bakr, waa markii ugu horraysay qof soo

islaamo la siiyo lacag taasna waxaa soo bandhigay sh. siyaad xamed ninkaa ayaa yiri

markii lacag shan kun karoon gaaraysay  gacanta laga saaray : waa markii noloshayda

iigu horraysay in la i siiyo lacag anoo waxba qaban

Sh. Siyaad iyo Ninka Soo islaamay

Sheekh Siyaad Axmed

 Daawo


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post