maxaa keena halmaanka badan

asc wll marka hore waan idin slmy sln kadib dhinaca
xifdintay ayaa mushkilad iga heesato marka aan wax xifdiyo cabaar kadib waan hilmaama...maxaa talo ah oona udaawo ah?

------------------------
Jawaab

Walaal halmaanka badan waxaa keena maskaxdo wax kale ku mashquulsan ama murugo iyo fikir weyn qofka haysto waxaad ku dadaashaa inaad iska ilaaliso mashquulka badan, teeda kale waxaa kaloo keena halmaanka hurdada aadka u badan, sidoo kale siigada badan iyadana waxay keentaa halmaan iyo fahan la'aan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post