mgaceega waa cabdicasiis maxamed bashiir guur baan rabaa nasiib wacan

waxaan salaamayaa dhamaan websetka guurdoon iyo maamulkiisa   barsho wanaagsan  dhamaantiin 
1- mgaceega waa c\casiis maxamed bashiir
2- e-mailka aan isticmaalana waa kan
3- sanadka ama dadeedda waa 32 sano
4-waxan ku noolahay xamar  ama muqdisho
 ugu horeen waxaa rabaa gabar  reerkeeda  uu ehel diin yahy oo aan aheen  kuwo dhib badan 
tan labaad  garoob  ama gabar  waa kala labo hadii ay garoob tahy waxa jeclahay in wax ilmo ah in aysan aniga horteey dhalin
tan sedaxad in ay reer baahan ka dhalan  oo reerkeedu  ladan yahy
 tan sedexaad qabiilkeeda waa in ay   majeerteen  ama dhul bahante  ama shiiqaal arigtideeda dumarka ugu qaalisan wadan soomaliya sedexdaa  qabiil oo wax tar leh hadii mid afaraad aan ku darana waa in ay ahaato ogaadeen
   telephonkeega waa +252617333642  jawaab wanaagsan  gabadhana waa in ay  dheertahy  dhex dhexaad tahay  dhiig furan tahy qurxoon tahy  degen tahy    shaqo  in ay san   ka xishoon nooca ay ahaatoba  wablaahi towfiiq
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post