nin iyo naag

Nin iyo naag waxaa kala haysta isgaadgaad, nin markuu naag arko wuxuu dareemaa farxad iyo firfircooni, sidoo kale iyadana markay nin aragto waxay dareemaysaa firfircooni, taas waa dabeecad ay wada lee yihiin, haddii naag ay soo marto niman agtooda waxay badalaysaa socodkeeda, sidoo kale nin haddii uu soo ag maro dumar hortooda waxaa ka lumaya socodkiisa, marka xalka ugu fiican ee ka dhexeeya nin iyo naag waa guur xalaal ah, waxaan khayr ugu jira inay xumaan ka fogaadaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post