waxaan rabaa wiil diin iyo aqoon leh oo daacad ah

Magacaygu waa saro ahmed  waxaan ku noolahay waqooyiga Amerca waxaan rabaa nin diin leh aqoon leh  qurux muhim ma aha waa inuu ku noolaado dalalka carabta da'diisuna waa inay u dhexaysaa 29 ilaa 35 , sigaar iyo qaadna aad baan necbahay emailkayguna waa kan  sahro567@hotmail.com , please waxaan rabaa qof daacad been ma rabo markaan isfanno ayaan taleefanka siinayaa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post